Wasiirka Gaashaandhigga dowlada Federaalka Soomaaliya Gen. C/qaadir Sheekh Cali Diini ayaa booqday magaalada Garbahaarey ee gobolka Gedo oo xiisad ka jirtay, taasoo salka ku heysa maamulo is diidan oo maamulka Jubba iyo maamulkii hore ka dhaxeeya. Wasiirka ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay halkaasi isagoo kulamo la yeeshay saraakiisha ciidamada.
HOOS KA DAAWO SAWIRRADA SOCDALKA WASIIR DIINI
Wadani.com