Wadooyinka waaweyn ee magaalada Muqdisho ayaa haawanaya kadib markii bandow dhinaca gaadiidka ah lagu soo rogay.
Dadweynaha magaalada ayaa lugeynaya wadooyinka, waxaana xiran dhammaan wadooyinkja waaweyn sida Maka Almukarama, Wadnaha iyo wadooyinka soo gala iyadoo loo diiday in wax gaadiid ah oo aan ahayn kuwa ciidamada ay wadooyinka socdaan.
Akhri: Madaxweyne Xasan Sheekh oo war kasoo saaray Shir-madaxeedka IGAD ee Muqdisho
Akhri: Dadka Muqdisho oo maalintii labaad ku jira Bandow Gaadiid la’aan ah
DAAWO SAWIRRO
Wadani.com