DAAWO SAWIRRO LASOO XULAY OO KU SAABSAN Weerarka dabley hubeysan ku qaadeen Magaalada Munich, Germany oo ah mid weli socda iyadoo 9 ruux lagu dilay ilaa iyo haddana lana baadi goobayo dableyda weerarka geysatay.
DAAWO SAWIRRO MUUJINAYA XAALADA MAGAALADAASI GASHAY
WAKAALADO