Mushariixinta madaxweyne ee Shariif Sheekh Axmed, C/raxmaan Faroole iyo Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa kulan gaara oo ay ku yeesheen magaalada Kampala soo saaray go’aano culus.
Arriamaha ay shirkooda uga hadleen waxaa ka mida Doorashooyinka, Abaaraha, xiisadda Galmudug iyo arrimo kale, waxaana shirkooda uu ahaa mid isbaheysi siyaasadeed lagu raadinayo sidii doorashada xilka madaxweynaha Soomaaliya ay isaga kaashan lahaayeen.
Wadani.com