Dadkii deriska lahaa Allha u naxariistee xildhibaan Cismaan Cilmi Boqorre oo shalay lagu dilay degmada Kaaraan ee magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay qaabkii loo dilay iyo sidii uu dadka degaanka dhaqaaleyn jiray.
Xildhibaanka ayaa la sheegay inuu keligiis ahaa xilliga la dilay oo aanay la socon wax ilaalo ah, isagoo markaasi guri uu dhismo ku hayey ku sugnaa, waxayna odayaasha xaafadda sheegeen inuu ahaa nin si weyn u caawiyey oo samafale ahaa.
HOOS KA DAAWO WARBIXINTA TV-ga DALSAN