Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dadka u dhintay Coronavirus oo sare u dhaafay 72,000 & Xaalad naxdin leh oo ka taagan isbitaalada Mareykanka

    Dadka u dhintay Coronavirus oo sare u dhaafay 72,000 & Xaalad naxdin leh oo ka taagan isbitaalada Mareykanka

    April 6, 2020Updated:April 7, 20201 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa sare u sii kacaya dadka u geeriyooday cudurka Covid-19 caalamka oo dhan, waxayna xilligan gaareen in ka badan 72,000 qof iyadoo dadka uu soo ridanay ay saacad kasta sii kordhayaan.

    Dadka u dhintay Coronavirus 75% waxay ku noolaayeen Yurub, laakiin Mareykanka oo xaaladiisu kasii dareyso ayaa dadka cudurka u dhintay waxay ku dhow yihiin 10,000 qof, waxaana dunida oo dhan dadka sida cudurka ku dhow yihiin 1,300,000 (Hal Milyan iyo saddex boqol kun oo ruux).

    Madaxda dalka Mareykanka ayaa si weyn uga digay in toddobaadkan maanta u bilowday ay Coronavirus u dhiman doonaan dadkii ugu tirada badnaa ee Mareykan ah, iyadoo heerka ugu sareeya uu cudurka gaari doono gobollada Mareykanka oo la ciirciiraya dhibaatadii caafimaad ee abid ay wajahaan.

    Xaalad laga naxo ayaa laga soo sheegay isbitaalada Mareykanka oo ay heysato awood ka badan, ayna ku yar yihiin qalaka caafimaadka, taasoo keentay inay awoodi waayeen in qalab ay xirtaan loo helo dhaqaatiirta iyo kalkaaliyeyaasha caafimaadka ee la tacaalaya dadka badan ee soo ritay Coronavirus.

    HALKAN KA AKHRISO WARARKA IYO XOGTA CORONAVIRUS

    Covid-19

    Coronavirus Coronavirus worldwide COVID-19 Cudurka Corona Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSoomaali ka mid ahaa Darawallada Basaska magaalada London oo u geeriyooday Coronavirus
    Next Article Dowladda Somaliya oo lacag Deeq ah oo loogu talogalay Coronavirus ka heshay Urur Goboleedka IGAD

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo