Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dadkii ugu badnaa oo Coronavirus ugu dhintay Dalka Ingiriiska & Ra’iisal wasaarihii dalkaasi oo ka baxay..

    Dadkii ugu badnaa oo Coronavirus ugu dhintay Dalka Ingiriiska & Ra’iisal wasaarihii dalkaasi oo ka baxay..

    April 9, 2020Updated:April 10, 20201 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dalka Ingiriiska ayaa maanta laga diiwaangeliyey tiradii ugu badneyd ee maalin qura cudurka Coronavirus ugu geeriyoota dalkaasi, markii la shaaciyey in 24-kii saac ee lasoo dhaafay ay cudurka u dhinteen 938 qof.

    Geerida dadkani ayaa tirada dadka Covid-19 ugu dhintay UK waxay gaarsiisay 7097 qof, waxaana tirada cudurka sida ay hadda mareysaa 60,773 qof, iyadoo Ingiriiska uu ku jiro xilligii ugu darnaa ee faafitaanka cudurka Covid-19.

    • HALKAN KA AKHRISO WARBIXINTA CORONAVIRUS & TIRADA DAL KASTA

    Dhinaca kale Ra’iisal wasaarihii dlakaasi Boris Johnson ayaa la sheegay inay xaaladiisa caafimaad kasoo reysay oo iminka laga saaray xaaladii degdegga ahayd ee uu ku jiray, waxaana la soo weriyey inuu kasoo kabanayo saameynta cudurka.

    Dadka shalay ku dhintay UK waxaa ka mida dhaqtar muslim ah oo Ra’iisal wasaaraha UK ka codsaday in dhaqaatiirta iyo shaqaalaha caafimaadka la siiyo qalabka ay ku howlgeli lahaayeen si ay isaga difaacaan cudurka Coronavirus.

    Abdul Mabud Chowdhury oo ahaa dhaqtar 53 sano jir ah, kana soo jeeda dalka Bangladesh ayaa noqonaya dhaqaatiir muslimiin ah oo UK ugu geeriyooday, iyagoo ku jira safka hore ee dagaal lagula jiro cudurka Coronavirus, wuxuuna ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Bariga London.

    Boris Johnson Corona Virus COVID-19 UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxda Dalalka Afrika oo difaacay Agaasimaha Hay’adda WHO & Trump oo mar kale Weerar ku qaaday.
    Next Article New York: 5000 Qof oo u geeriyootay Coronavirus & Meydadka la waayey Dadkoodii oo lagu aasayo Jasiirad.

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo