Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Danjire Somali ah oo Fowdo ku tilmaamay howlaha ay Muqdisho ka wadaan Safiirada Carbeed iyo..

    Danjire Somali ah oo Fowdo ku tilmaamay howlaha ay Muqdisho ka wadaan Safiirada Carbeed iyo..

    June 6, 2022Updated:June 6, 20222 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Safiir Jamaal Maxamed Barrow
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Nayjeeriya Jamaal Maxamed Barrow ayaa si weyn u dhaliilay dhaqdhaqaaqa ay magaalada Muqdisho ka wadaan safiiradda Ajnabiga ah.

    Qoraal uu soo diray ayuu ku sheegay inay fowdo tahay kulamada is daba joogga ah ee safiirada shideheeya la yeelanyaan madxada Soomaalida iyadoo aan soo marin Wasaaradii arrimaha dibadda, taasoo dalalkooda aanay u ogolaadeen.

    Danjire Jamaal Barrow ayaa ka mid ahaa saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh oo siyaasadda soo galay kadib xilligii uu madaxweynaha noqday 2012, wuxuu ka mid noqday Wasiir ka tirsan xukuumaddii Ra’isal wasaare Saacid, kadibna waxaa magacaabay 2015 safiirka Soomaaliya ee dalka South Africa.

    Qoraalkiisa hoos ka Akhriso:

    DALKA WAXA TAAGAN FOWDO DIBLOMAASIYADEED

    Waxa yaab leh dhaqanka ay la yimadeen diblomaasiyiinta ajaanibta ah ee dalkeena ka hawlgala. Waxay nagu sameynoyaan waa wax marnaba dawladahooda u ogolaaneyn in diblomaasiyiinteenu dalalkooda ku sameeyaan. Tusaale, waxay dhex wareegaan xafiisyada dawladda heerakooda kala duwan iyagoo Wasaaradda Arrimaha Dibedda ka warqabin, taasoo ah hey’adda u xilsaaran la macaamilka diblomaasiyiinta ajaanibta ah. Ilaa haddana lama hayo cid yac tiraahdo oo nidaamka sax ah ku toosiya.

    Arrimaha kaloo yaabka leh waxa weeyaan in baraha bulshada maalin kasta la soo dhigo sawiro diblomaasiyiin ajanabi ah oo la shirayo madaxda ugu sareysa dalka, lama yaqaano cidda balamahaas u fududeeysa. Waxa kaloo, nidaamka diblomaasiyadda baalmarsan in diblomaasi ajanabi ah dhambaal madaxdiisa ka sida si toos ah ugu gudbiyo madaxda ugu sareysa dalka, waa hawl Wasaaradda Arrimaha Dibedda iska leh, sida saxda ah waxay ahayd in cidda dhabaalka loo sido ay tiraahdo wasaaradda soo marsii.

    Haddaba, si looga baxo fowdadan diblomaasiyadeed waxa waajib ah in Wasaaradda ay diyaariso xeer-nidaamiye hagaya diblomaasiyiinta dalka ka hawlgala, isla markaana ciddii ku xad-gudubtana lala xisaabtamo, sida ay sameeyaan dalalka adduunka oo dhan.

    XOG CULUS: Magacyada Safiiro cusub oo dowladda Federaalka magacaabeyso
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleAlshabaab oo sheegatay Weerar lagu qaaday xildhibaan Kenyan ah iyo Askar lagu…
    Next Article Wafdi hordhac u ah Madaxweynaha Jabuuti oo lagu soo dhoweeyay Magaalada Muqdisho

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo