Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Dalal aan la fileyn oo ka qeyb galaya Caleemo saarka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo…

    Dalal aan la fileyn oo ka qeyb galaya Caleemo saarka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo…

    June 8, 2022Updated:June 8, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada ku qulqulaya wafdiyo ka kala socdad dalal kala duwan oo ka qeyb galeya caleemo-saarka madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la doortay 16 May 2022.

    Madaxda Sare ee dalalka deriska ah iyo kuwa saaxiibada la ah Soomaaliya ayaa la filayaa inay Berri oo Khamiis ah soo gaaraan Muqdisho, laakiin waxaa muddo saddex maalmood ah Muqdisho ku qulqulayey wafdiyo hordhac ah iyo kuwo rasmi ah oo caleemo-saarka ka qeyb galaya.

    Wafdiyadii ugu danbeeyay ee maanta oo Arbaco ah kasoo degay Garoonka Diyaaradaha Aden Adde ee magaalada Muqdisho waxaa ka mida mas’uuliyiin ka socota dalalka: India, Indonesia, Cummaan iyo wafdi ka socda ururka Jaamacadda Caraba, iyagoo ka qeyb galaya xafladda caleema saarka Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Waxaa hore Muqdisho u yimid wafdiyo kale oo ka socday dalalka: Turkiga, Itoobiya, Uganda, Kenya, Jabuuti iyo Bahrain. Dalalka qaarkood ayaa markii ugu horeysay ka qeyb galaya xafladda caleemo saarka madaxweynaha Soomaaliya.

    Waxaa kaloo caleemo-saarka Madaxweyne Xasan Sheekh kaqeyb galaya wafdi ka socda ururka ONLF oo uu hoggaaminayo guddoomiyaha ONLF C/raxmaan Mahadi oo ka mida ururrada siyaasadda Soomaalida Itoobiya oo hore u ahaa Jabhad hubeysan oo ka horjeeda dawladda Itoobiya.

    Madaxweyne ku xigeenka Koonfurta Suudaan Taban Deng Gai, ayaa ka mida madaxda maanta lagu soo dhoweeyay Muqdisho ee ka qeyb galeysa caleemo-saarka madaxweynaha Soomaaliya. Sidoo kale Xildhibaan Yuusuf Xasan iyo qaar ka mida ganacsatada Soomaalida Kenya ayaa yimid Muqdisho.

    Dalalka ka qeyb galaya caleemo-saarka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray 20 dal oo mas’uuliyiin ka socota, sida ay qortay warbaahinta dowladda, waana wafdiyadii ugu badnaa.

    Madaxda dalalka Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti ayaa la filayaa inay Berri soo gaaraan magaalada Muqdisho, waxaana si weyn loo adkeeyay amniga caasimadda, iyadoo lagu jiro diyaar garowgii ugu danbeeyay ee munaabadda 9-ka June 2022.

    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleYaasiin Farey oo Dib u furay Dood ku saabsan Kiiskii Ikran Tahliil iyo Shaqada Hay’adda NISA
    Next Article Fahad Yaasiin oo Weerar culus u qaaday Mahad Salaad: “Xasan Sheekh ma yaqaano Mahad Salaad..!”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo