Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Yaasiin Farey oo Dib u furay Dood ku saabsan Kiiskii Ikran Tahliil iyo Shaqada Hay’adda NISA

    Yaasiin Farey oo Dib u furay Dood ku saabsan Kiiskii Ikran Tahliil iyo Shaqada Hay’adda NISA

    June 8, 2022Updated:June 8, 20222 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ku-simihii agaasimihii hore ee NISA, haddana ah Xildhibaan Yaasiin Cabdullahi Maxamuud (Farey) ayaa dib u furay dood ku saabsan kiiskii Ikraan Tahiil, kadib wareysi lala yeeshay oo uu uga hadlay arrintaasi.

    Xildhibaanka ayaa ku dooday in Hay’adda Nabadsugidda ay mas’uul ka tahay tahay Amniga Qaranka ee guud, isla markaana ay wax kasta qaban karto, iyadoo aanay jirin wax ka xadiddan oo aysan faraha la geli karin.

    “Hay’adda NISA waxay mas’uul ka tahay Amniga Qaranka.. Sirdoonku wuxuu mas’uul ka yahay dalka iyo dadka oo dhan shaqo gaar ah oo cayiman oo la leeyahay shaqo kale ma qaban karto ma jirto,” ayuu yiri Xildhibaan Yaasiin Farey oo wareysi siiyay SMS TV.

    Yaasiin Farey ayaa sidoo kale sheegay ku dooday in sababaha looga soo horjeeday Hay’adda NISA ay aheyd oo kaliya in lagu colaadinayey shaqada ay u hayeen dalka iyo dadka Soomaaliyeed.

    Xildhibaan Yaasiin Farey ayaa ku dooday in Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA ay afduubteen oo ay khaarijiyeen Alshabaab, kiiskeedana la siyaasadeeyay, iyadoo maxkamadda Milateriga uu yaalo faahfaahin kiiska.

    Wareysiga uu bixiyey Yaasiin Farey ayaa lagu dhaliilay inuu ahaa wareysi su’aalo fudud lagu weydiiyey oo ahaa mid u muuqday in lagu heshiiyey si aan looga jawaabin su’aalaha adag ee Kiiskaasi ku wareegsan, wuxuuse difaacay in Hay’adda NISA ay tahay mid shaqo kasta gacanta la geli karta oo aan xuduud lahayn.

    Wareysiga ayaa dhaliyey dood ka badan su’aalaha uu ka jawaabay, waxaana shaki kale ka dhashay wareysi la shaaciyey inuu bixiyey agaasimihii hore ee NISA Fahad Yaasiin, taasoo loo qaatay inay qeyb ka yihiin qorshe madaxdii hore ee NISA wataan.

    Kiiska Ikraan Tahliil Top Xogta kiiska Ikran Tahlil Yasiin Farey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxweyne Xasan Sheekh oo ballanqaad culus u sameeyay Ciidamada Xoogga Dalka
    Next Article Dalal aan la fileyn oo ka qeyb galaya Caleemo saarka Madaxweyne Xasan Sheekh iyo…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo