Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 29
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»DEEFOW: Dagaal daba dheeraaday oo Dowladda Federaalku iska daawaneyso (Maxaa la sugayaa dowladda..?)

    DEEFOW: Dagaal daba dheeraaday oo Dowladda Federaalku iska daawaneyso (Maxaa la sugayaa dowladda..?)

    March 21, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dagaalka Deefow waa isku dhac beeleed salka ku haya degaan iyo qabiil oo soo noqnoqday muddo sanad ka badanna soo socday iyadoo wixii dadaal ahaa ee loo galay ay mira dhali waayeen, waxaana nasiib darro ah in mar kale uu saaka dagaalkaasi dib u soo cusboonaaday oo qasaare kale degaankaasi ka dhacay markii beeshii hore loo saaray ay soo rogaal celisay oo ay dib u qabsatay degaankaasi.

    Deefow

    Tallaabada dowladda hore uga qaaday  dagaanka DEEFOW ma ahayn mid ku filan in xal laga gaaro dagaakaasi oo hadda u sii xuub siinaya mid weyn oo faraha looga gubto iyadoo gudaha Itoobiya abaabulku gaaray, ciidanka lasoo ururiyay iyo hubka ay wataanna u muuqdo mid aan ku ekaan doonin tuuladaasi  ee Gobolka Hiiraan oo dhan uu saameyn doono.

    Loogama baran in ciidamada AMISOM ay dagaalada noocan ahi wax ka qabtaan, waxaana tusaale kugu filan dagaaladii Sh/Hoose iyo Guriceel, waxaase looga fadhiyaa dowladda Muqdisho fadhida inay arrintan wax ka qabato, taasoo aan ahayn baaq iyo wafdiyo macne la’aan aan B/weyne dhaafin.

    [ad name=”HTML-3″]

    Tallaabadii wasiirka Gaashaandhigga dowladda Federaalka C/qaadir Sheekh Cali Diini ku tegay  degmada Guriceel waxay ahaa fursad wanaagsan iyo dadaal loo galay in lagu qaboojiyo colaadii Guriceel iyadoo heshiis kmg ah oo ilaa iminka jira uu halkaasi ka dhaqan galay. Sidaas darteed dowladda federaalka waxaa la gudboon haddii ay daacad ka tahay wax ka qabashada dagaalada Deefow inay dirto wasiiro iyo wafdi culus oo degaankaasi wax ka bedel ku sameeya ama halkaasi la dejiyo ciidamo dhexdhexaad ah oo labada dhinac ka madax bannaan, kadibna la bilaabo waanwaan iyo heshiis dhab ah oo dadkaas wallaalaha ah lagu kala badbaadiyo.

    Waajibaadka koowaad wuxuu ku dhacayaa wasaaradaha arrimaha gudaha iyo gaashaandhigga oo xaq loogu leeyahay inay colaadaasi ku baxaan, isla markaana aanay ku ekaan baaq afka ah, waxaan sugnaa waa tallaabo laga qaado dagaalka Deefow ee daba dheeraday, dowladuna ka baxdo daawashada dhiigga daadanaya.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    [ad name=”HTML-5″]

    [ad name=”HTML-4″]

    Dagaal Beeleed Deefow
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSomalia PM interview: We are ready for business
    Next Article Agaasime loo magacaabay xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Banaadir (Faahfaahin Muxuu u dhimi karaa xilka Muungaab?)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo