Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»DEGDEG: 7 Saraakiil Booliska ah oo lagu toogtay Mareykanka iyo 3 geeriyootay

    DEGDEG: 7 Saraakiil Booliska ah oo lagu toogtay Mareykanka iyo 3 geeriyootay

    July 17, 2016Updated:July 17, 20161 Min Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararka laga helayo dalka Mareykanka ayaa sheegaya in 7 sarkaal oo boolis ah la toogtay, isla markaana saddex ka ka mida ay dhinteen, kadib markii ay toogasho ka dhacday Baton Rouge oo ka tirsan Gobolka Lousiana.

    Booliska ayaa la sheegay inay heleen war ku saabsan nin ku hubeysan qori oo maraya wado weyn oo halkaasi ku taalla, kadibna markii ay Booliska goobta tageen uu rasaas ku furay.

    Afar sarkaal ayaa isbitaalka la dhigay iyadoo xaalkoodu halis yahay, Duqa degaanka Bariga Baton Rouge Kip Holden,  ayaa sheegay in xaalada ay baarayaan weli, balse saddex sarkaal ay dhinteen.

    Saraakiisha la dilay ayaa la sheegayaa inuu ka mid yahay taliyaha Booliska degaankaasi iyo ku xigeenkiisa, xaalada ayaa weli taagan iyadoo wararka ku saabsan dhacdadan ay hadda uun soo baxayaan.

    Toogashada Lousiana ayaa imaaneysa iyadoo dhowaan magaalada Dallas lagu laayay saraakiil Booliska ah oo caddaan ah, waxaana dalka Mareykanka weli ka taagan naceybka dadka madow u qaadeen Booliska caddaanka ah ee falalka dilalka ah kula kaca dadka madow.

    Wadani.com

    Boolis lagu dilay Mareykanka Caalamka USA
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleFanaanka caan ka ah Soomaalida oo Galabta ku geeriyooda Magaalada Hargeyesa
    Next Article Kooxda Maamulka Puntland oo goolal badan uga badisay Kooxda Koonfur Galbeed

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo