Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqayo xubnaha cusub e Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la filayaa inuu shaaciyo liiska Golihiisa Wasiirada oo muddo ku dhow bil laga sugayey, iyadoo ay waqti ku qaadatay in lagu heshiiyo xubnaha cusub oo ay ku jiraan qaar ka mida wasiiradii xukumadii hore.
Wasiirada xilalkooda weli heysta ee aan la bedelin ayaa waxaa la sheegay inay ka mid yihiin: Maaliyadda, Qorsheynta, Dastuurka iyo kuwo kale.
KALA SOCO HALKAN
AKHRISO: Liiska Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Ra’iisal wasaare Rooble