Browsing: GOLAHA WASIIRADA CUSUB
Wasiirada sida lama filaanka ah laga reebay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa ka mida Wasiirkii Warfaafinta…
Waxaa socda dadaal ay wadaan wasiirada cusub ee la magacaabay, iyadoo raadinaya sidii ay kalsooni uga heli lahaayeen Baarlamaanka Federaalka.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Baarlamaanka Soomaaliya u diray Baaq ku saabsan ansixinta Golaha Wasiirada cusub ee uu soo…
Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa lagu dhawaaqay, kadib muddo laga sugayey Ra’iisal wasaaraha cusub.
Wararka laga helayo madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in goor dhow lagu dhawaaqayo xubnaha cusub e Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa laga sugayaa inuu soo dhiso Gole wasiiro cusub, iyadoo ay soo…
Iyadoo lagu guda jiro dhismaha Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya xog ku saabsan wasiirada aan…
Waxaa la filayaa inuu Ra’isal wasaare cusub dib u magacaabo tiro badan oo ka mida Golihii Wasiirada xukuumadii Xasan Cali…
War cusub ayaa ku soo kordhay xilliga la magacaabayo Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya.
Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa sheegaya in la-tashiyo dheeraad ah ay socdaan oo ku saabsan dhameystirka liiska…
Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Cumar C/rashiid ayaa soo gabagabeeyay olole cod raadis ay oo ay ugu jireen sidii ay…
Xubnaha ka mida Golaha wasiirada cusub ee Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid ayaa wada olole ay cod ugu raadinayaan xukuumadii saddexaad…
Golaha wasiirada cusub ee xalay lagu dhawaaqay ayaa shirkoodii ugu horeeya maqribnimadii caawa ku yeeshay Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ee magaalada…
Iyadoo la sugayo in lagu dhawaaqayo Golaha wasiirada cusub ayaa waxaaWadani.com soo gaaraya wararkii ugu horeeyay ee ka hadlaya kala bedel…
Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay 20 wasiir oo ka mida xukuumadiisa cusub, iyadoo ay dhammaantood…
Labada Isbaheysiyada xildhibaanada Baarlamaanka leeyihiin oo ka horjeeda siyaasadda kooxda madaxweynaha ayaa markii ugu horeysay shirar degdeg ah ka wada…
