Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Golaha Wasiirada cusub oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada wasiirada cusub)

    Golaha Wasiirada cusub oo lagu dhawaaqay (Akhriso Magacyada wasiirada cusub)

    January 27, 2015Updated:January 27, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali ayaa goor dhoweyd ku dhawaaqay 20 wasiir oo ka mida xukuumadiisa cusub, iyadoo ay dhammaantood yihiin wejiyo cusub oo xildhibaanada Baarlamaanka aan ka mid ahayn hoos ka akhriso liiska wasiirada cusub.

    Magacyada Golaha Wasiirrada Cusub 27 Janaayo 2015

    1. Maxamed Cumar Carte Ra’iisul Wasaare Ku Xigeen ahna Wasiirka Shaqada, Dhalinyarada & Sportiga
    2. Axmed Xasan Gaboobe Wasaaradda Cadaaladda & Arrimaha Diinta
    3. Cabdraxmaan Maxamed Xuseen Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Federaalka
    4. Maxamed Aadan Ibraahim “Fargeti” Wasaaradda Maaliyadda
    5. Cabdulqaadir Sheekh Cali Diini Wasaaradda Gaashaandhigga
    6. Cabdisalaan Hadliye Cumar Wasaaradda Arrimaha Dibadda
    7. Khadra Bashiir Cali Wasaaradda Waxbarashada
    8. Fahad Yaasiin Xaji Dahir Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda
    9. Cabdiraxman Yusuf Cali Caynte Wasaaradda Qorshaynta & Iskaashiga Caalamiga
    10. Nuur Faarax Xirsi Wasaaradda Dastuurka
    11. Guuled Xuseen Qaasim Wasaaradda Warfaafinta & Isgaarsiinta
    12. Cali Axmed Jaamac “Jangali” Wasaaradda Gaadiidka & Duulista Hawada
    13. Siciid Xuseen Ciid Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta & Daaqa
    14. Cali Xasan Cusmaan Wasaaradda Beeraha
    15. Xasan Axmed Muudeey Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha
    16. Saalax Sh. Cusmaan Muuse Wasaaradda Howlaha Guud & Dib-U-Dhiska
    17. Sahra Maxamed Cali Samatar Wasaaradda Haweenka & Hormarinta Xuquuqda Aadanaha
    18. Maxamed Mukhtaar Ibrahim Wasaaradda Kaluumeysiga & Kheyraadka Badda
    19. Cabdirisaaq Cumar Maxamed Wasaaradda Batroolka, Biyaha & Kheyraadka Dabiiciga
    20. Xaawo Xasan Maxamed Wasaaradda Caafimaadka

     

    Gole wasiiro us
    Gole wasiiro cusub

    Wasiirada cusubi waxay ahaayeen qorshe uu soo dejiyay Faarax Sheekh C/qaadir isla markaana madaxweynaha si weyn ugu riyaaqay, waxaana ka dhex muuqda xisbigii madaxweynaha inkastoo qaar kale oo wejiyo cusub ahi ku jiraan, waxaana la filayaa in wasiir ku xigeenada iyo wasiiru dowlayaasha iyana lagu dhawaaqo inkastoo kuwaasi gorgortan ku jiraan.

    Golaha wasiirada waa ka maqan dhowr wasaaradood oo dib loo dhigtay lana filayo in la magacaabo marka kuwani ay Baarlamanka maraan.

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Golaha wasiirada 27 janaayo GOLAHA WASIIRADA CUSUB Wasiirada la magacaabay
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDEGDEG: Qeyb ka mida Golaha wasiirada oo caawa lagu dhawaaqayo
    Next Article FAAQIDAAD: AKHRISO WASIIRADA CUSUB EE XUKUUMADA CUMAR C/RASHIID IYO SIDA LOO KALA KEENSADAY

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo