Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Xogtii ugu danbeysay Magacaabista Golaha Wasiirada cusub iyo xubnaha ka mid noqon doona

    Xogtii ugu danbeysay Magacaabista Golaha Wasiirada cusub iyo xubnaha ka mid noqon doona

    July 19, 2022Updated:July 20, 20222 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Wararkii ugu danbeeyay ee Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in Liiska Golaha Wasiirada cusub la dhameystiray, lana filayo in lagu dhawaaqo saacadaha soo socda.

    Waxaa hadda soo shaac baxaya xubnaha ka mid noqon doona Golaha Wasiirada cusub ee Ra’iisal wasaare Xamza Cabdi Barre ku dhawaaqi doono, kadib muddo bil ka badna oo xilkaasi uu ku magacaaban yahay.

    Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda cusub ayaa la xaqiijiyey inuu noqon doono madixii Shirkadda Dahab-Shiil ee Koounfurta iyo Bartamaha Soomaaliya Xasan Cabdi Cawad oo lagu dhawaaqay inuu xilkii shirkadda ka tegay, dhowr jeerna la-tashi u tegay Madaxtooyada Somaliya.

    Dhinaca kale wasiirada kasoo muuqan doona Xukuumadda Xamza Barre ayaa waxaa ka mida: Axmed Macallin Fiqi oo la filayo inuu noqdo Wasiirka arrimaha Gudaha iyo Federaalka, isagoo qaadan doona xilka Wasiir Beesha H/Gidir oo dood badan ka taagneyd iyo Maxamed Sheekh Cali Doodishe oo lagu wado inuu noqdo wasiirka Qorsheynta ama Arrimaha dibadda.

    Halkan ka akhriso: Madaxweyne Xasan Sheekh oo Wasiirada Beesha Hawiye kasoo xushay Xisbigiisa UPD

    Siyaasiga Cali Xaaji Warsame ayaa isna lagu wadaa inuu ka mid noqdo Golaha Wasiirada cusub oo la siiyo jagada ugu weyn Beesha uu kasoo jeedo. Dhinaca kale Prof Cilmi Maxamuud Nuur oo tirsanaa xisbiga UPD ee Xasan Sheekh ayaa la filayaa inuu noqdo Wasiirka Maaliyadda, isagoo bedeli doona C/raxmaan Beyle.

    Wasiirada inta badan waxaa qortay Madaxweyne Xasan Sheekh oo markan caddeeyay inuu Golaha wasiirada kusoo dari doono dad uu ku kalsoon yahay, iskuna hubo, waxaana saameyn kooban ku leh Ra’iisal wasaare Xamsa Cabdi Barre.

    Arrimaha ugu waaweyn ee dib u dhigay ku dhawaaqista Golaha Wasiirada cusub ayaa waxaa ka mida safarrada badan ee Xasan Sheekh iyo awood qeybsiga beelaha oo waqti dheer u baahday si loo maareeyo wasiirada muhiimka ah.

    GOLAHA WASIIRADA CUSUB Liiska Golaha wasiirada Magacaabista Golaha Wasiirada Xukuumadda Xamza
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleMadaxtooyada Somaliya oo beenisay Warar hore looga baahiyey Askarta ku maqan Eritrea
    Next Article Ciidamada Mareykanka oo Xog cusub ka bixiyey Diyaaradii ku dhacday Garoonka Muqdisho (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo