Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Sunday, June 7
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Madaxtooyada»XOG CUSUB: Labadii Isbaheysi ee xildhibaanada oo goob qura shir uga socdo iyo Golaha wasiirada oo lagu dhawaaqayo

    XOG CUSUB: Labadii Isbaheysi ee xildhibaanada oo goob qura shir uga socdo iyo Golaha wasiirada oo lagu dhawaaqayo

    January 26, 20152 Mins Read Madaxtooyada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Labada Isbaheysiyada xildhibaanada Baarlamaanka leeyihiin oo ka horjeeda siyaasadda kooxda madaxweynaha ayaa markii ugu horeysay shirar degdeg ah ka wada magaalada Muqdisho kadib markii ay soo dhowaatay magacaabidda Golaha wasiirada cusub oo lagu wado in saacadaha soo socda la shaaciyo.

    Isbaheysiga la baxay “Badbaado Qaran” ee uu hogaamiyo xildhibaan Cabdi Axmed Dhuxulow ayaa fadhigoodu ahaa hotelka Hayat ayaa waxaa ku soo biiray Isbaheysigii kale ee “Toosinta Talada Qaran” oo ay ugu cadcad yihiin C/laahi Goodax Barre, Fowsiyo Haji Yusuf iyo C/raxmaan Xoosh. Shirarka labada isbaheysi ayaa ka kala socda iminka laba hool oo isku dhegan waxayna ka arrinsanayaan waxa ay ka yeelayaan xukuumadda qarka u saaran in mar kale lagu dhawaaqo.

    kutlo

    Wararka laga helayo xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa sheegaya in xalay oo dhan ay mar kale liiska iska eegeen wax ka bedelka ku sameeyeen madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha, iyadoo madaxweynuhu saluugay qaar ka mida xubno lagu soo daray golaha oo ay isla diyaariyeen Faarax Sheekh C/qadiri yo  Cumar C/rashiid.

    Qorshaha cusub ee dhismaha xukuumadda ayaa ah in wasiiradii hore loo magacaabay qaarkood la tuuro, laguna bedelo wasiiro laga qaadanayo isbaheysiyadan xildhibaanadan kuwa ugu cadcad si loo kala jebiyo.

     

    kutlos
    Isbaheysiga Badbaado Qaran ayaa isku dhex yaacsan kadib markii dhowr ka mida xildhibaanadiisa la sheegay in wasiiro lagu qoray iyadoo horeba 4 wasiir ugu lahaa xukuumadii dib loola noqday. Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya in C/raxmaan Xoosh iyo xildhibaan kale laga qaadanayo isbaheysiya Toosinta Talada  Qaran, taasoo keeni doonta in isbaheysigaasi isna qaarkood ka baxaan.

    Waxaa lagu jiraa waqtigii ugu danbeeyay ee kala bedelka iyo sixitaanka waana xilliga wax waliba is bedelaan oo la qaato go’aanada ugu danbeeya, waxaana la filayaa inay sii  socdaan shirarka isbaheysiyada iyo shirarka madaxweynah iyo Ra’iisal wasaaraha, iyadoo madaxweynuhu shirka madaxda midowga Afrika ee Addis ka dhici doona laga sugayo inuu tago isagoo xukuumad u dhisan tahay.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

     

    GOLAHA WASIIRADA CUSUB Goorta lagu dhawaaqayo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CULUS: Golaha wasiirada cusub oo gabagabo ku dhow iyo wasiiro baxay & kuwo soo noqonaya
    Next Article XOG CULUS: Wasiir Bayle oo u anbabaxay shirka Midowga Afrika ee Addis kadib markii Warqad lagu magacaabay keligiis

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo