Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, May 24
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xukuumadda»XOG CULUS: Wasiir Bayle oo u anbabaxay shirka Midowga Afrika ee Addis kadib markii Warqad lagu magacaabay keligiis

    XOG CULUS: Wasiir Bayle oo u anbabaxay shirka Midowga Afrika ee Addis kadib markii Warqad lagu magacaabay keligiis

    January 26, 20151 Min Read Xukuumadda
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha dibadda, ahna wasiirka cusub ee arrimaha dibadda xukuumadda aan weli la shaacin C/raxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta u anbabaxay shirka wasiirada arrimaha dibada Midowga Afrika ee magaalada Adis ababa oo hordhac u ah shir madaxeedka Midowga Afrika ee sanadlaha ah oo 28-ka bishan ka dhici doona xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa.

    bayleadis

    Wasiir Bayle ayaa warar xog-ogaal ah oo ay Wadani.com heshay sheegayaan in keligiis uu qoraal ku magacaabay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Sabtidii 24-ka Bisha Janaayo, iyadoo sidaasi loo yeelay markii madaxweynaha dalbaday si uu u saxiixo heshiisyada dowladda Turkiga lala galayo, waxaana dib loogu magacaabay jagada wasiirka arrimaha dibadda oo xukuumadii hore uu ka hayay.

    Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa beesha caalamka cadaadis weyn ku saartay inuu dedejiyo magacaabidda xukuumadda cusub, laakiin tallaabada ah in hal wasiir si gaara loo magacaabo arrimo jira darteed waa arrin ku cusub hab dhaqanka dowladeed iyo dhismaha xukuumadda Soomaaliya.

    Waxaa sharci ah inuu wasiirku shirarka iyo howl maalmeedyada wasaaradiisa sii wado inta laga dhisayo xukuumad cusub, laakiin magaca sii-haye ayaa xadidan oo aanu geli karin heshiisyo isla markaana qaadan karin go’aano saameyn leh.

    Wadani.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Cabdiraxmaan Bayle Wasiirka arrimaha dibadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CUSUB: Labadii Isbaheysi ee xildhibaanada oo goob qura shir uga socdo iyo Golaha wasiirada oo lagu dhawaaqayo
    Next Article DEGDEG: Xildhibaanada “Badbaado Qaran” oo ka digay in la soo celiyo afartii wasiir ee la diiday

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Golaha Wasiirada oo ansixiyay Magacaabista Laba Safiir oo cusub (Akhriso Magacyada)

    September 18, 2024

    Wadahal Xasaasi ah oo Baydhaba uga socda Ra’iisal Wasaare Xamse iyo C/casiis Lafta-gareen

    September 11, 2024

    Dahab-Shiil iyo Shirkado kale oo Amar lagu siiyay inay magaca ‘Somaliland’ ka saaraan Barahooda

    August 24, 2024

    WARARKII MAANTA

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Wasiirkii Arrimaha Dibadda Jabuuti Maxamud Cali Yuusuf oo loo Doortay Guddoomiyaha Midowga Afrika

    February 15, 2025

    Madaxweynaha Turkiga oo ka hor yimid barakicinta Dadka Gaza, Donald Trump ku tilmaamay nin iska hadlay

    February 10, 2025

    Magacyada Golaha Wasiirada cusub ee Somaliland iyo Beelaha ay kasoo jeedaan

    December 14, 2024

    Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Gobolka Banaadir iyo Taariikhdiisa oo kooban

    December 10, 2024

    Wadani Online wuxuu hiigsanayaa in la helo Warbaahin horumarsan oo la jaan qaadi karta dhigeeda goboleed iyo caalamka.
    Ujeedada dhabta ah ee ka dambeysa hirgelinta Wadani.com waa in la helo Warbaahin ku howlgaleysa habka loo yaqaan Saxaafadda dabagalka (Investigative Journalism)

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo