Liiska golaha wasiirada cusub ee wax laga bedelay ayaa gabagabo ku dhow kadib markii habeenkii Sabtida ay isla dhameystireen Ra’iisal wasaare…
Browsing: GOLAHA WASIIRADA CUSUB
Wasiiro hore uga mid ahaa xukuumadii la riday, xildhibaano markii hore la safnaa madaxweynaha iyo Isbaheysigii Kutlada ee ka horjeeda…
Xarunta Madaxtooyad Soomaaliya, gaar ahaan xafiiska Ra’iisal wasaaraha waxaa ka socda qabanqaabada xaflada ku dhawaaqista xukuumada cusub ee Soomaaliya ee…
Madaxweynaha dowladad Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid Cali iyo Madaxweynaha maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan…
Madaxweynaha maamulka Jubba Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayaa markii ugu horeysay soo farageliyay qaabka ay u socoto magacaabidda iyo…
Kadib shirar is daba joog ah oo xalay dhex maray Madaxweyne Xasan Sheekh, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke, Shariif Xasan Sheekh Aadan, Faarax…
Shir muhiim ah ah ayaa xalay xafiiska Ra’iisal wasaaraha Cumar C/rashiid Cali ku dhex maray xubno ay ka mid yihiin:…
Inta badan xildhibaanada Beesha Daarood ayaa kulamo ay si kala gaara ula yeesheen Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Ra’iisal wasaaraha…
Sii-haya wasiirka Maaliyadda xukuumadii kalsoonida weyday Xuseen Cabdi Xalane ayaa noqday caqabada ugu weyn ee ay isku mari la’ yihiin…
Magacaabidda Golaha wasiirada cusub ee Xukuumada uu guddoomin doono Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa dib u sii dhaceysa iyadoo madaxweynaha…
Madaxweynaha maamulka KMG ah ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo Muqdisho ku sugan ayaa waxaa hoyga uu degan…
Saddexda nin ee Guddoonka u ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay go’aan adag ula tegay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Faarax Sheekh C/qaadir ayaa si degdeg…
Wadani.com ayaa heshay liiska Golaha Wasiirada ee uu diyaariyay madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo loo gudbiyay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid…
