Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, May 23
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Front
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»Shariif Xasan & Faarax Sh. C/qaadir oo degdeg Muqdisho u yimid kadib isbedel ku yimid magacaabidda Golaha wasiirada
    Xog cusub

    Shariif Xasan & Faarax Sh. C/qaadir oo degdeg Muqdisho u yimid kadib isbedel ku yimid magacaabidda Golaha wasiirada

    WebmasterBy WebmasterJanuary 4, 2015Updated:January 4, 2015No Comments2 Mins Read
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    SHARIIF XASAN IYO FAARAX C/QAADIR
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Faarax Sheekh C/qaadir ayaa si degdeg ah Muqdisho ugu soo laabtay kadib isbedel ku yimid magacaabidda Golaha wasiirada cusub iyagoo ku kala mashquulsanaa arrimo u gaar ah.

    SHARIIF XASAN IYO FAARAX C/QAADIR
    SHARIIF XASAN IYO FAARAX C/QAADIR

    Shariif Xasan ayaa shalay uun magacaabay golihiisa wasiirada laakiin waxaa xaalad adag uga soo furantay magaalada Muqdisho oo Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid diiday inuu wasiiro ka dhigo xubno ay soo magacaabeen madaxweynaha iyo saaxiibadiis. Guddoonka Baarlamaanka, madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha ayaa mid waliba beesha uu ka soo jeedo loo xilsaaray inuu soo qoro wasiirada xukuumadda uga mid noqonaya.

    Shariif Xasan oo kaalin weyn ku lahaa ridistii xukuumadii hore isla markaana taageero ka heysta qaar badan oo kamida xildhibaanada beeshiisa ayaa loolan kala dhaxeeyaa Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cusmaan oo ay siyaasad ahaan ka tafan tahay, waxaana dhibaato noqon doonta sidii ay isku mowqif u noqon lahaayeen.

    Faarax Sheekh C/qaadir oo wafdigii madaxweynaha uga soo haray magaalada Qaahira arrimo qoys dartood ayaa isna maanta degdeg u yimid Muqdisho, kadib markii uu fashilmay liiskii uu hore u qoray, wuxuuna hadda ku qasban yahay inuu talo la wadaago guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Jeylaani Nuur Iikar si ay isula xulaan xubno la isku raacsan yahay oo beesha Shanaad uga mid noqda Golaha wasiirada cusub.

     

    Goobjooge.com

    Muqdisho

    [ad name=”HTML”]

    Faarax C/qaadir GOLAHA WASIIRADA CUSUB Shariif Xasan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Webmaster
    • Website
    • Facebook
    • X (Twitter)

    Goobjooge.com: An Online News portal, tracks all news round the clock which will cover Politics, entertainment, sports and world news. Waxaad nagala soo xiriir kartaa: info@goobjooge.com

    Related Posts

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    Comments are closed.

    © 2025 Wadani.com .
    • Home-1
    • About Goobjooge
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo