Browsing: Faarax C/qaadir
Xildhibaanada iyo siyaasiyiinta mucaaradka ee ololaha ugu jira inay ridaan dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa ololahooda u wareejiyay dhinaca…
Siyaasiyiin, wasiiro hore iyo xildhibaano ka mida kooxdii lasoo shaqeysay madaxweynihii hor ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shir ugu…
Waxay ahaayeen koox kasoo jeeda bulshada rayidka ah, oo dhinaca waxbarashada heer fiican ka gaartay, waxay isugu jireen macalimiin, aqoonyahano…
Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waagu baryey igu qabtey Jidka Mak Al-Mukarama markaasuu I weydiiyey Su’aal igu adkaatey…
Farxad, damaashaad iyo isu hambalyeyn ayaa hareysay inta badan xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya kadib markii la doortay Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka,…
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa ka hadlay natiijadii doorashada Gudoomiye ku xigeenada Baarlamaanka ee maanta lagu kala baxay.
Afar musharax oo qura ayaa isugu soo haray tartanka guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka koowaad iyo labaad.
Tirintii codadka doorashada guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka ayaa hadda soo gabagabowday iyadoo si weyn loogu loomayay doorashada.
Doorashada Guddoomiye ku xigeenada koowaad iyo labaad ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo magaalada Muqdisho.
Faarax Sheekh C/qaadir: “Waxaan ku dhashay & Bilood, hooyadey waxay tiri; waxaan rajeynaa inuu dalka iyo dadka anfaco…” DAAWO DARDAARANKII…
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir ayaa ka hadlay guushii laga gaaray doorashada Soomaaliya iyo waxqabadkii dowladda xilligii ay jirtay.
Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir oo ka mida saaxiibada madaxweyne Xasan Sheekh, hore u soo qabtay xilal kala duwan oo wasiirnimo…
Wakiil ka socday madaxweyne Xasan Sheekh oo labadii maalmood ee ugu danbeysay ku sugnaa magaalada Kismaayo ayaa dib ugu soo…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo Sii-hayaha wasiirka Xanaanada Xoolaha Faarax Sheekh C/qaadir ayaa si degdeg…
