Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 5
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Qormooyinka»Faarax Cabduqaadir lagama Guuleysane waa Guuleystey….!!

    Faarax Cabduqaadir lagama Guuleysane waa Guuleystey….!!

    January 13, 20174 Mins Read Qormooyinka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Odey saaxiibkey ah ayaa marki uu saakey waagu baryey igu qabtey Jidka Mak Al-Mukarama markaasuu I weydiiyey Su’aal igu adkaatey Jawaabteeda balse aan ka waayey in aan uga jawaabo,

    waxaa uu I weydiiyey Labada Xildhibaan ee isugu soo harey Doorashada Xilka Gudoomiye ku xigeenka Koowaad reeraha ay ka soo jeedaan ama qabiilkoda ? Markaas baa ku iri maxaa ku faleysaa reerahooda ama Qabiilkooda.

    Inta ii soo dhawaadey ayuu yiri walaal fadlan ii sheeg Ciida ay yihiin “ markii aan muddo ka meer merayey ayaa waxaa markii dambe ku iri “ Waa laba nin Ilama adeer ah waana qabiilka reer Ow Xasan “ markii uu intaa iga maqaley ayuu hadana ii raaciyey “ Waayahay reer Ow Xasan yey galaan?.

    Waa Su’aal kale oo aan aad ula yaabey markaas baan ku iri maxaa meeshaas u gaarsiineysaa “maya maya waxaan rabaa in aan ogaado Beesha ay ku saami qaataan “ waxaan ku iri “markii hore Hawiye ayey ahaayeen hase yeehee hadda waa qolada Isbaheysiga ama Shanaad “ inta qosley ayuu yiri “ Aleylahe waa Qolo aad u aqli badan waxay ogaayeen in aysan Hawiye waxba ka heleyn , midaasna waan ku taageersanahay”
    Waxaa uu I weydiiyey adeer Dwladda Wasiiro ma ku lahayeen ?

    Waa Su’aal kale oo hadan Jawaabteeda aan dhibsadey hadana waxaan Go’aansadey in aan uga jawaabo ma garanayo Ujeedka uu ka leeyahay Weydiimahaas “ waxaan ku iiri Ninka Faarax ka guuleystey ayaa Wasiir ahaa “inta yKore u boodey oo madax luxay ayuu yiri” ma Wasiir iyo Xilkaas miyey isku darsadeen “markaas baan ku iri “ Haa” waxaa dhab in ay yihiin qolo aqli badan oo Daanahooda yaqaan

    Waxaa uu sii Hadley oo waxaa uu yiir “ Adeer qolooyinkii wadankaan dagaalka u horseedey maxay Aqaligaan ugu shaqeyn waayeen ,waa kuwaa iyaga oo aan qofna dagaal uga dhiman Xillalkaas Muhiimka ah heley marka waxay ahayd in sida ay u xisaabtameen Beeshaa in loo xisaabtamo,waxaana ku Tilmaami lahaa Reer ku dayasho Mudan.

    Waan soo dhaqaaqyey nin kale oo odey ah ayaa isna I weydiiyey Su’aal ku saabsan maxaa kaaga baxay Loolankii Faarax iyo Muudeey markaas baan ku iri “ Adeer Faarax lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey “ inta uu ii soo dhawadey ayuu yri “ Iskoor baa looga adkaadey sidee ayuu ku guuleystey?.

    Waxaan ku iri “ hadda ka hor ayaa Cayaaryahankii la oron jirey Maradoona ayaa inta aysan Bilaabay Ciyaar uu guul ku doonayey waxaa uu saaxiibadii ku yri  “Hadii aad Guul rabtaan aniga ma weerar tagayo oo kooxda iga soo horjeeda ayaa igu mashquuleysa marka adinka Shaqeysta sidii bay noqotey Maradoona ayaa kooxdii ku mshaquusey sidaa ayey Guul ku gaareen marka sow uma ega Sheekadii Muudey uu ku guuleystey oo Xildhibaanadii oo dhan ayaa waxay ku Mashqquuleen Faarax Shiikh Cabduqadir waayo Kor iyo Hoos waxaa Guuleystey ina adeerkii uu Kubadda u Salaxay.
    Mida kale Faarax xaqiiqda ma rabin Xilkaas waayo Mashraxnimadiisa gadaal ayey ka timid waana mid ay Taageerayaasha Xasan Shiikh ay ku kala ogaanayeen Codowgooda Saaxiibkooda iyo in ay ka qiyaas qaataan Guusha Xasan sheikh Doorashada Madaxweynaha taana waxaa ka garenayesa Labadii wareeg ee Faarax waxaa uu heley 94 oo Xitaa intii lagu maqnaa Fasaxa ama Salaada Faarax iskuma deyin in uu Xotxoto Xildhibaanada marka 94 Cod ee uu heley Faarax waa Guul weyn oo u soo hotey Xasan Shiikh marka loo fiiriyey Tirada Musharxiinta ee u tartameysa Kursiga Madaxweyna kuwaa oo gaaraya 25 Xubnod bal adiga u qaybi inta soo hartey mid waliba waxa uu heli karo.

    Xildhibaan Faarax Shiikh Cabduqaadir in uu guuleystey waxaa ka garaneysaa Khudbadiiisii uu jeediyey isagoo sheegey in Xilka uusan meel Dheer uusan ka aadin, marka waxaa kuu Cad in uu ahaa Faarax uu ahaa Maskaxdii ka dambeysey in uu Muudey Guuleysto ,dadka u kuurgala Siyaasada ayaa waxay leeyhiihin Hadii Faarax uu Guuleysan lahaa waa loo yaabi lahaa Xasan Shiikh waayo waxaa sii Kordhi lahaa Naceybka Taageerayaasha Xasan Shiikh marka Faarax lagama Guuleysan ee waa uu Guuleystey nin kale oo Taageersan Faarax Sh Cabduqaadir ayaa ku Tilmaamey Faarax “Hogaamiyaha Ruuuxiga”

    W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
    E-Mail [email protected]

    Amiin Khasaaro Faarax C/qaadir Qormo
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleImisa koox ayaa sheegatay Guuldarradii Faarax Sh. C/qaadir [Sawirrada lix Group oo dabaal degay]
    Next Article C/kariin Guuleed oo xilkii ka qaaday Wasiir ka tirsan Maamulkiisa oo ka hor yimid [Wareegto]

    Related Posts

    Maxaa Addis Ababa ku qabsaday Xasan Sheekh? (3-da Aragti ee Mucaaradka Madaxweynaha)

    February 18, 2024

    Maxaa lagu diidan yahay Hab-raaca lagu muransan yahay ee Dastuurka..?

    January 24, 2024

    Hadal jeedinta Madaxweynaha iyo Waxyaabihii la tabey ee ka Maqnaaa (Qormo).

    January 3, 2024

    Yusuf Garaad oo ka hadlay Dhibaato culus oo ka jirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho

    November 29, 2023

    5 Arrin oo lagu diidan yahay Qorshaha Dastuurka ee Xasan Sheekh iyo waxa ka dhalan kara

    November 27, 2023

    C/raxman C/shakuur oo Qoraal talo- culus xambaarsan u diray Siciid Deni

    November 7, 2023

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo