Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Wednesday, June 3
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»XOG: Wasiiradii muhiimka ka ahaa Xukuumadii Kheyre ee xilalkooda weyn doona iyo sabahaha keenay

    XOG: Wasiiradii muhiimka ka ahaa Xukuumadii Kheyre ee xilalkooda weyn doona iyo sabahaha keenay

    September 29, 2020Updated:September 29, 20202 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Iyadoo lagu guda jiro dhismaha Golaha Wasiirada cusub ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya xog ku saabsan wasiirada aan rajada ka lahayn inay dib usoo laabtaan iyo kuwa ay caddahay inay kasoo muuqaan doonaan Golaha Wasiirada ee uu soo dhisi doono Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

    Wasiirada isla markiiba ay xaqiiqada tahay inay waayi doonaan xilalkooda oo aan rajada ka qabin inay ka mid noqdaan xukuumadda Ra’iisal wasaare Rooble waxaa ka mida: Wasiirkii Amniga Maxamed Abuukar Islow, Wasiirkii Arimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye, Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Cabdi Canshuur iyo kuwo kale.

    Saddexdan wasiir waxay saaxiibo dhow la ahaayeen oo ay eersanayaan Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, laakiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Cabdi Maxamed Sabriye waxaa isaga u wehlisa inuu ku baxayo awood qeybsi qabiil mar haddii uu Ra’iisal wasaare noqday mas’uul kasoo jeeda Beeshiisa, waxay Beeshaasi hadda yeelan doontaa wasiir aan ahayn jagooyinka waaweyn.

    Wasiirkii Amniga Maxamed Abuukar Ducaale oo ka mid ahaa wasiiradii aan dhicin tan iyo markii xukuumadda Kheyre la dhisay, wuxuu ilaa daqiiqadii ugu danbeysay difaacay saaxiibkii, waxaana cad inuusan ka soo muuqan doonin xukuumadda cusub, iyadoo Madaxweyne Farmaajo uu bedelkiisa door bidayo Maareyihii hore ee Dekadda Muqdisho Cabdi Jiinow iyo sii-hayaha Wasaarada Ganacsiga oo uu mar wareysi uga qaaday xilka Ra’iisal wasaaraha.

    C/llaahi Cali Xasan waxaa caqabad ku noqon doonta xiriirka hoose ee Villa Somalia la wado Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamud oo ay doonayaan isbaheysi yareyn kara fursadaha doorashada Musharax Xasan Cali Kheyre, taasoo Farmaajo u jiheyn doonta dhinacyo kale.

    Wasiirka Boostada Iyo Isgaarsiinta Eng. Cabdi Cashuur Xasan inkastoo uu yahay nin qunyar socod ah, wuxuu saaxiibtinimadiisa Kheyre ku dhex waday xiriir fiican oo Madaxweyne Farmaajo uu la leeyahay, haddii uu sidaas xilka ku waayana waxay caddeyn doontaa heerka uu gaarsiisan yahay khilaafka kala geeyay saaxiibadii hore ee Farmaajo iyo Kheyre.

    Wasiirada kale ee cabsida ka qaba inaysan kasoo muuqan golaja wsaiirada cusub waxaa ka mida: Wasiirka Diiinta iyo Awqaafta, Wasiirka Hjaweenka iyo Xuquuqda Insaanka, Wasiirka caafimaadka iyo kuwo kale.

    GOLAHA WASIIRADA CUSUB Maxamed Xuseen Rooble Rooble Wasiirada cusub xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleSarkaal lagu dilay Beled-xaawo & Alshabaab oo sheegatay inay Qorshe la yaab leh ku khaarijisay
    Next Article Waa kuma Xildhibaanka kursigiisa loo xaqiijiyey inuu kusoo laabanayo Doorashada 2020/2012..?

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo