War hadda soo dhacay aya sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo laga maqlay qeybo ka mida degmooyinka caasimadda.
Qaraxa ayaa la sheegay inuu ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Dabka iyo kan Sayidka ee jidka Maka Almukarama, oo ah kan ugu mashquulka badan magaalada oo ay adeegsadaan madaxda dowladda iyo saraakiisha ciidamada.
Wararkii ugu danbeeyay ayaa sheegaya inuu Qaraxa sababay Gaari goobtaaasi la dhigay oo iminka ku gubanaya agagaarka Hotelka Dayax, waxaana goobta gaaray ciidamada oo xiray aaggaasi, iyadoo gaadiidka gurmadka ay halkaasi ku sii jeedaan.
SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Gaari ku Qarxay Jidka Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho {AKHRISO}
SAWIRRO & FAAHFAAHIN: Gaari ku Qarxay Jidka Maka Almukarama ee Magaalada Muqdisho