War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in qarax xoog leh oo ruxay qeybo ka mida magaalada uu ka dhacay magaalada Muqdisho.
Qaraxyada ayaa ahaa laba qarax oo xoog leh, waxaana xigay rasaas is daba joog ah oo weli socota.
Baar ku yaal agagaarka Tiyaatarka Qaranka oo ku dhow madaxtooyada ayaa la sheegay in weerar lagu qaaday iyadoo dad shacab ah ay ku dhinteen qacdii horeba.
Qaraxa ayaa lala beegsaday Baararka Dasan iyo Blue Sky, waxaana goobta gaaray gawaarida gurmadka
Faahfaahinta la soco…