Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Tuesday, July 1
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Xog cusub»DEGDEG: Xildhibaanada “Badbaado Qaran” oo ka digay in la soo celiyo afartii wasiir ee la diiday

    DEGDEG: Xildhibaanada “Badbaado Qaran” oo ka digay in la soo celiyo afartii wasiir ee la diiday

    January 26, 20152 Mins Read Xog cusub
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Xildhibaanada la baxay Kutlada “Badbaado Qaran” ayaa diidmo hordhac ah ka soo saaray xukuumada cusub ee lagu wado in dhowaan lagu dhawaaqo kadib markii wax laba bedelay xukuumadii hore ee lala noqday 17-kii Bishan ee shanta maalmood jirtay.

     

    Xildhibaanadan oo shir ku lahaa Muqdisho saacadihii uu danbeeyay kadib markii ay ka war heleen in xukuumada lagu dhawaaqi doono ay ku jiraan afartii wasiir ee ay hore u diidaan in la soo celiyo ayaa warsaxaafadeed ay soo saarayaan goor dhow ku caddeeyay inaysan taageeri doonin, codka kalsoonidana siin doonin xukuumad ay ka mid yihiin afartii xubnood ee ay hore ugu sheegeen inay qas wadayaal yihiin oo kala ah:

    Guled-Sanbalolshe

    1. Faarax Sheekh C/qaadir

    2. C/kariin Xuseen Guuleed

    3. Xuseen Cabdi Xalane

    4. C/llaahi Maxamed Cali “Sanbaloolshe’

    Afartan xubnood oo aad ugu dhow madaxweynaha ayaa hore ugu qornaa wasaarado muhiim ah, waxayse wararku sheegayaan in golaha wasiirada cusub jagooyin cusub la siiyay laba kamida halka labada kalena wasaaradihii hore loogu magacaabay kusoo noqonayaan.

     

    Isbaheysiga kale ee xildhibaanada Toosinta Talada Qaranka ayaa iyaga go’aan ka lamida ka qaatay xukuumadda cusub ee lafilayo in dhowaan lagu dhawaaqo  laakiin waxaa lagu wadaa in labadn isbaheysi rag muhiim ka ah lagu soo daro golaha wasiirada cusub taasoo laga yaabo inay dhaawac  u geysato wadajirkoodii.

     

    Wadani.com

    Muqdisho

    GJ-bannerhoose

     

    [ad name=”HTML”]

    Digniin Golaha wasiirada cusub Xildhibaanada Golaha Badbaado Qaran
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG CULUS: Wasiir Bayle oo u anbabaxay shirka Midowga Afrika ee Addis kadib markii Warqad lagu magacaabay keligiis
    Next Article Erdogan vows not to ‘give up’ in face of terrorism in Somalia

    Related Posts

    Golaha Amniga Qaranka Turkiga oo anisixyey Qorshe culus oo ku saabsan Dagaalka Alshabab ee Somaliya

    May 27, 2025

    XOG: Shir muhiim ah oo Berri u furmaya mucaaradka iyo shaki kala dhex galay xubnaha Sare

    May 27, 2025

    Xog: Cirro iyo Deni oo Nairobi uga shiraya arrin ka dhan ah dhismaha SSC-Khaatumo

    May 27, 2025

    Wasiir Roobow: “Muqdisho ma aha Kaabul iyo Dimishiq, Axmed Diiriye-na ama Axmed ASharaca Syria”

    March 9, 2025

    Qodobadda War-murtiyeedka Shirkii Madasha Qaran & Muddo Kordhinta Maamul Goboleedyada

    October 31, 2024

    Isbedel ku yimid Xukuumada Somaliya (Magacyada RW ku xigeenka cusub iyo Wasiirada la magacaabay)

    October 22, 2024

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo