Kooxda Alshabaab ayaa si weyn u xoojigay lacagaha kala duwan ee ay ka qaado ganacsatada iyo dadweynaha ku nool Koonfurta Soomaaliya.
Warbixin ku saabsan lacagaha ay qaado lacaga canshuuraha ah ee ay Al-Shabaab ka qaadaan gaadiidka iyo badeecooyinka ganacsatada iyo habka ay u fuliyaan ayaa lagu soo qaaday barnaamijka Galka baarista ee VOA-da.
HOOS KA DHAGEYSTO