Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Digniin laga soo saaray Nabaddoon u xareysan Musharax Fahad Yaasiin iyo Boobka Kursiga HOP086

    Digniin laga soo saaray Nabaddoon u xareysan Musharax Fahad Yaasiin iyo Boobka Kursiga HOP086

    February 12, 2022Updated:February 12, 20223 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Odayaasha iyo Nabaddoonnada Beesha Reer Aw-xasan ayaa digniin kasoo saaray Nabaddoon Beeshaasi ka tirsan oo uu xareystay La-taliyaha Amniga ee Maxamed C/llaahi Farmaajo Fahad Yaasiin oo hadda u sharxan kursiga xildhibaan ee Beeshaasi.

    Qoraal ay soo saareen 10 odayaal iyo Nabaddoon isugu jira ayay cabasho uga muujiyeen Kursiga HOP086 ee yaalla magaalada Beledweyne, waxayna caddeeyeen in Maxamed Xuseen Axmed aanu ahayn Suldaan, Nabadoon ama Ugaas qabiil oo la doortey, balse uu ahaa wakiil saxiixe doorashadii 2016.

    Odayaasha ayaa Nabaddoon Maxamed Xuseen Axmed ayey ku eedeeyeen inuu ku kacay arrimo ay ka mid yihiin:

    1- Isagoo ahaa wakill saxiixihii doorashadil 2016, uuna hadda ku nool yahay goob qarsoon oon la garanaynin, isla markaana dilday codsiyo badan oo uga yimid odayaasha dhaqanka inuu la kulmo ama ka soo qaybgalo shirarkooda si looga tashado arimaha kursiga HOP086

    2- Inuu muddo 6 bilood ah u xareysan yahay murashax ka mid ah musharixiinta u taagan kursigaas (Fahad Yaasiin), si uu ugu qoro ergo isaga u gaar ah oo aan lagala tashan Odayaasha Dhaqanka Beesha iyo Jifooyinka kursiga wada leh.

    3. Shirar isdaba joog ah oo ay yeesheen Odayaasha Dhaqanka ee Beesha waxaa u soo baxday in Maxamed Xuseen Axmed aan lagu aamini Karin masiirka beesha, madaama uu isaga doortay in uu isu dhlibo hal musharax, xaqna uusan ulahayn Inuu qaado tallaabo uusan fasax uga haysan Golaha Dhaqanka ee beesha, isla markaana uusan dhexdhexaad ka abayn xulidda ergada kursiga Hop086, sidoo kale uu u gacan galay hal musharrax oo rabo in asaga kursiga loo xiro cid kalana aynan kula tartamin.

    4. Odoyaasha Dhaqanka Reer Ow Xasan waxaa ka go’an in si waafaqsan habraaca Doorashada dalka loo madax baneeyo Hoggaanka Dhaqanka ee Beesha Reer Ow Xasan soo xulidda 5 ta xubnood ee Guddiga Farsamada, sidaasna ay 5 taas xubnood kusoo xulaan ergada 101da ah iyadoo laga talogalinaayo Odoyaasha Dhaqanka lyo guud ahaan xubnaha beesha.

    Odayaasha waxay waxay Guddiga Doorashada ee heer Federaal FEIT, Guddiga Doorashada ee Dowlad goboleedka Hirshabeelle SEIT iyo Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada, ka codsadeen inay gacan nalagu siiyaan ka hortagga boobka abaabulan ee baalmarsan habraacyada doorashada dalka ee lala maagan yahay masiirka kursiga HOP086

    1. Nabadoon Axmed Muxumed Xaaji Maxamuud

    2. Nabadoon Xasan Cumar Abuukar

    3. Nabadoon C/qaadir C/raxmaan Khalilf

    4. Suldaan Sh. Ibraahim Sh. C/qaadir Sh. Cabdulle

    5. Nabadoon Amiin Sh C/laahl Sh. C/deer

    6. Nabadoon Sh. Maxamed C/laahi Goosaar

    7. Nabadoon Raage Sh. Cumardaahir Sh C/laah

    8. Nabadoon Sh. Cumar Caagane Xaaji C/samad

    9. Nabadoon X. Maxamed Axmed Xaamud

    10. Sh. Cismaan Macallin C/laahi Cali

    BELEDWEYNE Doorashada Fahad Yasiin Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleKuraasta ay u tartamayaan C/llahi Kulane iyo C/raxman C/shakuur oo isku mar lagu doornayo Dhuusamareb
    Next Article Qoorqoor oo Kursigii Aqalka Sare ee ugu danbeeyay u xiray Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo