Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Doorashada Madaxweynaha Jubba oo qarka u saaran dib u dhac & Hal musharax kaliya oo la tartamaya Axmed Madoobe

    Doorashada Madaxweynaha Jubba oo qarka u saaran dib u dhac & Hal musharax kaliya oo la tartamaya Axmed Madoobe

    August 6, 2015Updated:August 6, 20152 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Doorashada madaxweynaha maamulka Jubba oo loo qoondeeyay inay dhacdo 15-ka bisha, isla markaana codsi qabashada musharaxiinta ay ku eg tahay 12-ka bishan oo ah Isniinta oo socot ayaa qarka u saaran in isbedel lagu sameeyo kadib markii culeys weyni uga yimid maamulka Axmed Madoobe dhinacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin wakiilada Beesha caalamka iyo Siyaasiyiinta gudaha.

    Ciilmooge-Madoobe

    Codsigii hore ee Axmed Madoobe oo ahaa in waqtiga la kordhiyo oo a diideen Baarlamaanka Jubba oo laf ahaantiisaba dowladda Federaalka ay sharci darro ka dhigtay ayaa hadda u muuqda inuu ku qasban yahay inuu waqti ku daro xilliga doorashada oo dad badan aaminsan yihiin markastoo la qabto inuu ku soo bixi doono Axmed Madoobe oo xilkaasi ah musharaxa ugu awoodda badan.

    Ilaa iyo hadda hal musharax  caddeeyay inuu u taagan yahay doorashada madaxweynaha Jubba marka laga reebo Axmed Madoobe, waana wasiirkii hore ee warfaafinta C/llaahi Ciilmooge Xasan, oo magaalada Kismaayo uga dhawaaqay rabitaankiisa xilka ugu sareeya maamulka Jubba, wuxuuna shirar kala duwan magaalada kula yeeshay odayaal iyo qaar ka mida xildhibaanada.

    Sheekh Axmed Shakuul oo hore ula tartamay Axmed Madoobe doorasho mugdi badan ku jiray oo markii danbe uu isaga baxay ayaa qaabka loo wado doorashada Jubba ku sheegay mid aan la aqbali karin oo sharci darro ah, isagoo caddeeyay xitaa haddii sidaas doorasho lagu qabto inuusan sharci noqoneyn qofkii ku soo baxa. Waxaa sii xoogeysaneysa aragtida ah in madaxweynaha Jubba ay qeyb ahaan u yeelato Beesha Af-madow degta, iyadoo ay jiraan beelo kale oo ka degmooyin badan beeshani.

    Axmed Madoobe ayaa degamada Doolow u jooga si uu waanwaan ula galo siyaasiyiinta gobolka Gedo ee maamulkiisa ka horjeeda oo laf ahaantooda sharci darro ku tilmaamay doorashada la shaaciyay inay ka dhici doonto Kismaayo.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Doorashada Jubba Musharaxiinta Jubba
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDagaaladii ugu cuslaa oo duleedka Beledweyne ku dhex maray ciidamada Itoobiya iyo Alshabaab
    Next Article Q/Midoobay oo mashaariic ka fulineysa Galmudug (Kulankii C/kariin Guuleed & Mr. Kay)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo