Browsing: Doorashada
Ra’iisal wasaarihii hore ee dowladii KMG ahayd, ahaana musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa isaga haraya tartanka doorashada, arrint…
Musharax shariif Sheekh Axmed oo maanta isu diiwaan geliyay inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa xoojiyay ololihiisa doorashada…
Musharixii ugu horeeyay ayaa saaka iska xaadiriyay xafiiska Villa Hargeysa ee Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya si uu isku diiwaan geliyo.
Senator Muuse Suudi Yalxow oo ka mida xildhibaanada Aqalka Sare ayaa jawaab gaaban siiyay C/raxmaan Faroole oo ay ka wada…
Musharax Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ka mida musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya u tartamaya ayaa fariin olole doorasho oo la yaab…
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Prof. Maxamed Sheekh Cusmaan (Jawaari) ayaa farriin u diray musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya.
Kadib markii lagu dhawaaqay xilliga la qabanayo Doorashada madaxweynaha Soomaaliya oo ku beegan 8-da April 2017, ayaa waxaa soo baxaya…
Guddiga Doorashada madaxweynaha ee ka kooban labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa shaaciyay jadwalka doorashada madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Doorashada madaxweynaah Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay xilliga la qabanayo Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya.
Guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ee labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa kulankoodii koowaad ku yeeshay magaalada Muqdisho.
Qoraal uu ku saxiixan yahay Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo lagu magacaabay 16 xubnood oo noqonaya Guddiga Doorashada madaxweynaha Soomaaliya ayaa…
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la magacaabay kadib markii xildhibaanada labada aqal ay maanta kulan saacado badan qaatay ku yeesheen…
Maxamed C/raxmaan Maxamed (Faroole oo uu dhalay madaxweynihii hore ee Puntland ayaa Muqdisho tegay kadib muddo ka badan 25 sano…
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen xidhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa lagu ansixiyay qodobo dhowr ah oo ku saabsan…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in kulanka labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya uga socda magaalada Muqdisho lagu ansixiyay dhismaha…
Xildhibaanada labada aqal ayaa isku raacay in tirada dhismaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha la kordhiyo.
Kulankii ugu horeeyay ee xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho, iyadoo mooshin lagu bilaabay. Kulankan…
Xogheynta Golaha Shacabka ayaa soo saartay shuruudaha iyo tirada Guddiga Doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee labada Gole la filayo inay maanta…
Waxaa maanta markii ugu horeysay kulan ku yeelanaya magaalada Muqdisho laba aqal ee baarlamaanka Soomaaliya.
