Browsing: Doorashada
Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa sheegay in madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya lagu qasbay inuu taageero madaxweynaha xilka ka dhamaaday…
Kulankii ugu horeeyay ayaa maanta dhex maray labada guddoon ee Aqalada Baarlamaanka Soomaaliya ee dhowaan la doortay.
Mid ka mida musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa soo jeediyay taladii ugu yaabka badneyd ee ku saabsan qofka…
Madaxweynaha Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa la sheegay inuu heshiisyo kala gaara kula jiro laba musharax…
Waxaa loo doortay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka, wuxuuna siyaasadda kasoo galay dhinaca saxaafadda.
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa farrii hambalyo ah u diray guddoonka cusub ee Aqalka sare ee Baarlamaanka.
Beesha caalamka ayaa war kasoo saartay doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa guddoomiyaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya loo doortay Xildhibaan Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ka mida ruugcadaaga siyaasadeed ee dalka,…
Waxaa la soo gabagabeeyay doorashadii ugu danbeysay ee guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka, iyadoo la doortay Guddoomiye ku xigeen…
Waxaa goor dhow la soo gabagabeeyay tirinta codadka wareega labaa ee guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka sare. Afar musharax…
Wareegii koowaad ee doorashada Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Aqalka Sare ayaa soo dhammaatay iyadoo la isla aadi doono wareeg…
Musharixiin ka soo jeeda beesha Hawiye ayaa ka baxay tartanka Guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaan Abshir Bukhaari ayaa ku guuleystay Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya. Wareegii saddexaad oo ay…
Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa ku guuleystay xilka Guddoomiyaha Aqalka sare Baarlamaanka Soomaaliya.
Waxaa hadda soo dhammaatay tirinta codadka Doorashada Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Guddoomiyaha Aqalka sare: waxaa u tartamaya: Cabdi Xaashi C/llaahi iyo Mustafe Maxamed Qodax Musharaxiinta Guddoomiye ku xigeenka 1-aad waxaa u tartamaya Xasan Faarax…
Iyadoo loo diyaar garoobayo doorashada guddoonka Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxay sawiradii ugu horeeyay fadhiga xildhibaanada…
Guddoonka Aqalka Sare ee Soomaaliya oo maanta la dooranayo wuxuu qeyb ka yahay meelaha ay kooxaha Diimeed ee siyaasadda dalka…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota qabanqaabada Doorashada Guddoonka Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo markii ugu horeysay ay Soomaaliya yeelatay.
