Browsing: Doorashada
Waxaa maanta Muqdisho ka bilowday Doorashada xubnaha Aqalka sare ee ka soo jeed Somaliland, iyadoo ay u tartamayaan lix kursi.
Wadahadal maanta dhex maray Guddiga Doorashada Somaliland iyo Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal ayaa heshiis looga gaaray Doorashada Aqalka…
Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Guuleed ayaa ka baxay isbaheysi Doorasho shaki badan hareeyay oo uu kula jiray dhigiisa maamulka Koonfur…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maalinta beri ee 8 Janaayo 2017 guda gelaya dhageysiga Khudbadaha musharixiinta u taagan xilalka Guddoonka Baarlamaanka.
Waxaa soo dhowaaday doorashada madaxtinimada ee Soomaaliya, waxaana musharixiinta la hadal hayo ka mida madaxweyne, Ra’iisal wasaare iyo Guddoomiye Baarlamaan…
Tiradii ugu badneyd ee isu soo sharaxda xilalka guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sanadkan u tartamaya hogaanka Baarlamaanka Soomaaliya.
Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxay sababta keentay dib u dhaca jiitamaya ee heysta doroashada xildhibaanada aqalka sare ee…
Isbaheysi Doorashado oo in muddo ah ka dhaxeeyay madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Koonfur Galbeed iyo Galmudug ayaa burbur ku soo dhammaaday…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa soo jeediyay talo ku saabsan lacagaha laga qaadayo musharixiinta xilka…
Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka mida xildhibaanada Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa farriin u diray xildhibaanada labada Aqal ee Soomaaliya.
Musharixiinta u taagan xilka Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Federaalka ayaa soo dhameystirmay iyadoo tiradoodu gaartay afar musharax.
Musharixiintii ugu badnaa taariikhda ayaa isu soo taagay xilka Guddoomiye ku xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya, kadib markii ay is diiwaan geliyeen…
Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa heshiis qarsoodi ah la galay mid ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya.
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in laba ka mida musharaxiinta ugu cadcad xilka madaxweynaha kulan ku yeeshaan caawa…
Musharixiinta u taagan Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray tiradii ugu badnaa, kadib markii ay is diiwaangeliyeen in ka badan 20…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa maanta xariga ka jaray xarunta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ay ugu deeqday dowladda Turkiga.
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Micheal Keating ayaa gaaray magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan.
Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya ayaa Mooshin ka geeyay xildhibaanada laga reebay Baarlamaanka ee dib loo dooranayo.
Musharaxa xilka Madaxweynaha Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubba.
Guddiga Doorashada Baarlamaanka ayaa maanta shaaciyay in ilaa 7 Musharax ay diiwaan geliyeen, kuwaasoo u tartamaya saddexda jago ee Guddoonka…
