Browsing: Doorashada
Madasha Qaran ayaa go’aan cusub ka so saartay kuraasta muranku ka taagnaa ee ay laaleen Guddiga xalinta khilaafaadaka Doorashooyinka.
Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ee ka soo jeeda maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa isla gaaray inay taageeraan…
Doorashada Madaxweynaha Dowladda cusub ee Soomaaliya ayaa mar kale dib u dhacay iyadoo waqti cusub oo galay sanadka 2017.
Iyadoo dhowaan la kordhiyay xubnaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan xubnaha soo gaaray…
Ra’iisal wasaaraha xilka sii haya ee Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali ayaa wada inuu xilka uu hayo u adeegsado ololaha Doorashada…
Ganacsade doonaya inuu maalgasho xilka ugu sareeya Soomaaliya ayaa si rasmi ugu dhawaaqay maanta inuu yahay musharax u taagan xilka…
Madaxweynayaasha maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa dib uga soo laabtay socdaal ay ku tageen dalka Itoobiya.
Madaxweynaha maamul Goboleedka Puntland ayaa si degdeg ah qeybiyay 3-da xubnood ee cusub oo maamulkiisu ka helay xubnaha lagu kordhiyay…
Doorashada qaar ka mida xildhibaanada Gobolada Waqooyi ayaa maanta mar kale ka dhacday magaalada Muqdisho.
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa ka hor yimid xubnaha lagu kordhiyay Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Doorashada xildhibaanada Aqalka hoose ee Baarlamaanka Soomaaliya ee maanta dhacday Muqdisho ayaa lagu doortay mas’uul ka tirsan madaxtooyada Villa Somalia.
Tirada cusub ee lagu kordhiyay xubnaha Aqalka sare ee Soomaaliya ayaa keenay isbedel ku dhacay qaab dhismeedkii Aqalka sare oo…
Shirkii Madasha Qaran ee magaalada Muqdisho ayaa xalay saqdii dhexe la soo gabageeyay iyadoo laga soo saaray qodobo cusub oo…
Xilliga la dhaarinayo Baarlamaanka cusub ee Federaalka Soomaaliya, labadiisa Aqal ayaa la shaaciyay kadib markii ay dib u dhacday.
Guddiga xalinta khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa soo gabagabeeyay shaqadooda iyagoo difaacay 11-ka kursi ee ay laaleen.
Musharax Maxamud Axmed Nuur (Tarsan) ayaa ku eedeeyay in ra’iisal wasaaraha Itoobiya inuu faragelin ku hayo Doorashada Soomaaliya.
Musharixiinta xilka madaxweynaha Soomaaliya ee Doorashada 2016 ayaa mid waliba sameystay hal-ku-dhig iyo halheys ku saabsan ololaha Doorashadooda.
Shirkii ugu dheeraa Madaxda madasha Qaran ee Muqdisho ka furmay 15-kii bishan Disembar ayaan weli soo idlaan iyadoo mugdi badan…
Madaxweynihii hore ee Puntland C/raxmaan Faroole ayaa afka furtay isagoo doorashada Soomaaliya ku tilmaamay mid musuq iyo handadaad lagu maamulay…
