Browsing: Doorashada
Waxaa goor dhoweyd xarunta Villa Hargeysa ka furmay fadhiga Aqalka Hoose ee Golaha Shacabka oo looga hadlayo Mooshin muddo kordhin…
Midowga Musharixiinta ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen goor dhoweyd uga hadlay xaaladda dalku marayo iyo dhacdooyinkii ugu danbeeyay.
48-kii ee lasoo dhaafay waxaa isbedel ku yimid qorshihii muddo kororsiga ee Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo uu…
Waxaa caawa saqdii dhexe kadib shir jaraa’id oo degdeg ah ku qabtay Muqdisho Midowga Musharixiinta oo si weyn uga hor…
Wararka laga helayo caasimadda Muqdisho ayaa sheegaya in ciidamo badan caawa la dhigay wadooyinka gala Madaxtooyada Soomaaliya iyo xarunta Baarlamaanka.
Guddoonka Baarlamaanka ayaa Berri shir degdeg la isugu yeeray, iyadoo la sheegay in looga hadli doono Mooshin laga keenay Doorashooyinka…
Beesha Caalamka ayaa farriimo culus u dirtay madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo bishii labaad ku dhameystay…
Qaramada Midoobay iyo urur Goboleedyada waaweyn ee saameynta ku leh Soomaaliya sida, Midowga Yurub, Midowga Afrika iyo IGAD ayaa go’aamo…
Is-jiidjiidka siyaasadeed ee u dhaxeeya Puntland iyo Madaxtooyada Soomaalia ayaa weji cusub galay markii dowladda Soomaaliay ay shaacisay inuu fashilmay…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si aan la fileyn u ogolaaday Arrin culus oo ka mida qodobadii…
Dowladda Soomaaliya ayaa Qoraal ay mowqifkeeda Doorashada ku caddeysay u dirtay Guddoomiyaha Golaha Amniga ee Q/Midoobay Danjiraha Vietnam Dang Dinh,…
Beesha Caalamka ayaa ka hor timid inuu fashilmay shirkii hordhaca ahaa ee Xarunta Afisyoone uga socday Madaxda Dowladda Federaalka iyo…
Beesha Caalamka ayaa caawa soo saartay War-saxaafadeed cusub oo ay madaxda Soomaalida uga dalabtay inay degdeg ugu laatnaan wadahadalkii si…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa maanta xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho kulan gaara kula yeeshay madaxweynayaasha Puntland Siciid Ca/llaahi Deni iyo…
Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa markii ugu horeysya qorshihiisa Doorashada iyo sida uu doonayo inuu xukunka ku…
Wakiilada beesha Caalamka ayaa xalay kulan gaara ugu yeeray madaxda Maamul Goboleedyada taageersan Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/laahi Farmaajo,…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa qoraal ay soo saareen ku muujiyey walaaca ay ka qabaan isku dayga madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday…
Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa war-saxaafadeed kasoo saaray shirkii hordhaca ahaa ee Afisyoone oo dowladda Federaalka ay sgaacisay inuu…
Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka hadlay fashilka ku yimid Shirkii Madaxda dowladda federaalka iyo Dowlad goboleedyada iyo inuu…
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa cadeeyay inaysan ogeyn shir fashilmay sida uu ay ku dhawaaqday madaxda dowladda Federaalka.
