Browsing: Doorashada
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa laga reebay qoraal uu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya u kala diray maamul Goboleedyada Dalka.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal u kala diray madaxda Maamul Goboleedyada dalka.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka jawaabay su’aal ku saabsan diyaargarowga Doorashada ee mucaaradka oo muddooyinkan danbe…
Maanta oo kale, 15-kii October sanadkii 2016-kii, waxaa Soomaaliya si rasmi ah uga billaabatay Doorashaddii xildhibaannada labada Aqal ee Baaralmaanka…
Haweeney kasoo jeeda Soomaalida Waqooyi-Bari Kenya oo ka Senatorada Aqalka sare ee Kenya, laguna magacaabo Falxada Deeqow Iimaan ayaa cudurdaar…
War Saxaafadeed ay soo saareen xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya ee kasoo jeeda Hirshabelle ayaa lagu taageeray doorasho waqtigeeda ku dhacda in…
Xisbi siyaasadeed uu hoggaamiyo Sheekha u xiran dowladda Soomaaliya ee Mukhtaar Roobow Cali ayaa la diiwaan geliyey, kadib muddo uu…
Guddiga Doorashooyinka Qaranka ee ay hoggaamiso Xaliimo Ismaaicil Ibraahim ayaa shahaadooyin ku-meel-gaar ah guddoonsiiyey Lix (6) Xisbi oo cusub oo…
Madaxweynaha Dowlad Goboledka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shuruud ku xiray doorasho ka dhacda Gobolka Ged, kadib heshiiskii doorashada ee…
Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta safarkiisii ugu horreeyay uga dhoofay magaalada Muqdisho, kadib markii uu…
Waxaa durba bilowday ololaha doorashada 2020/2021 kadib markii madaxda dowladda Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ay soo saareen habraacyada iyo shuruudaha…
Beesha Eylo-jafaay ayaa shaacisay in kursigii ay ku lahayd Baarlamaanka Federaalka ay muddo 8 sano ah si koob ah ku…
Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha Qoomaal ayaa ka hor yimid in kursiga Beeshaasi ee Golaha Shacabka si gaara loo siiyo xildhibaan…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa si degdeg ah uga dhoofay magalada Muqdisho isagoo kusii jeeda magaalada Nairobi ee dalka…
Madaxda Dowladda Soomaaliya iyo Dowlad Goboleedyada ayaa xalay saqdii dhexe kadib soo saaray habraacyo iyo faahfaahin ku saabsan Doorashada 2020/2021,…
Shirkii Madaxda dowladd Federaalka iyo Maamul Goboleedyada ayaa lagu asteeyay kuraasta Golaha shacabka iyo magaalooyinka lagu dooranayo.
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay heshiis laga gaaray dhismaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka, waxayna faafisay Habraaca Hirgalinta Heshiiska Siyaasadeed ee Hagaya…
Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa lagu heshiiyey jadwalka Doorashada labada Aqal ee Baarlamaanka, Guddoonka labada Aqal…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa magacabay Guddi soo diyaariya habkii loo qaban lahaa Doorashada xildhibaannada kasoo jeeda Gobollada…
Iyadoo uu weli Muqdisho ka socda shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo maamul Goboleedyada dalka ayaa waxaa soo baxaya qodobo la…
