Browsing: Doorashada
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa cadaadiskii ugu weynaa saaray Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi C/llaahi, kadib markii uu ku…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii labaad ku…
Dalalka Beesha Caalamka ayaa soo dhoweysay soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee shalay 14-kii bishan uu ku dhawaaqay…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay ‘Guddiga isku keenista madaxda dowladda federaalka iyo…
Gudoomiyihii hore ee gobalka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed, hadana hogaamiyaha Xisbiga Awoodda Shacabka ayaa ugu digay madaxda Dowladda Federaalka inay…
Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa kulankii ay maanta yeesheen ku meel mariyey xubin cusub oo ka mid noqoneysa Guddiga Qaran…
Guddiga joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa loogu yeeray kulan ay maalinte Berri ah ee Talaadadda 9-ka June ku…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa shaaciyey qorshe ay diyaarisay Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta oo looga hadlay shirka Guddi…
Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed oo hoggaamiya Madasha Xisbiyada Qaran ayaa War kasoo saaray…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo hoggaamiya Xisbiga Wadajir ayaa sheegay inaysan is qaban karin dulqaad la’aanta Madaxweyne Farmaajo ee u…
Waxaa dhowaan fashil ku dhammaaday shirar khadka Isgaarsiinta ku dhex maray Xogheynta Madaxooyada Soomaaliya iyo mas’uuliyiin ka socotay madaxweynayaasha Maamul…
Guddoonka laba Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal C/raxmaan iyo Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa bilaabay qorshe ka dhan ah Madaxweyne…
Guddoomiyaha Guddig Qaran ee Doorashooyinka Soomaaliya Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yarey) oo laga inay Baarlamaanka Soomaaliya hortagto iyo go’aanka qabashada…
Madaxweynihii hore ee Galmudug iyo Wasiirkii Amniga Dowladii Xsan Sheekh ayaa ku dhawaaqay Xisbi siyaasadeed uu guddoomiye ka yahay.
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa ka hadlay muranka ka taagan maqaamka Gobolka Banadir iyo xubno loo…
Xisbigii Madaxweynaha talada haya ee (NN) ayaa ugu dambeyn codsi diiwaangelin ah loo geeyay xafiiska Guddiga Qaran ee Doorashada Qaranka.
Ugaaska Beelaha Mudullood Ugaas Maxamuud Cali Ugaas ayaa dulmi iyo ihaano ku tilmaamay wararka sheegaya in Gobolka Banaadir loo qoondeeyay…
Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay inay dagaal sokeeye dhalin karto Doorashada ay dooneyso dowladda Soomaaliya inay dalka…
Qaar ka mida xisbiyada KMG ah ee dalka ka jira ayaa Dacwad ka keenay Sharciga Doorashooyinka dalka ee ay ansixiyeen…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya ayaa ku baaqday in la qabto shir ay isugu yimaadaan…
