Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Doorashada»Doorashadii Golaha shacabka oo isu bedeshay Gacantaag iyo tartan la’aan (Kuraas lagu doortay Muqdisho)

    Doorashadii Golaha shacabka oo isu bedeshay Gacantaag iyo tartan la’aan (Kuraas lagu doortay Muqdisho)

    February 5, 2022Updated:February 5, 20222 Mins Read Doorashada
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Waxaa magaalada Muqdisho maanta lagu qabtay doorashada qaaar ka mida kuraasta Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

    Doorashada Golaha Shacabka ayaa isu bedeshay gacantaag aan lagu tartamın, iyadoo kursi kasta loo sharxayo qof loo xiray iyo musharax lagula ballamay inuu tartanka ka haro, kaasoo marka doorashadu bilaabato shaacinaya inuu isaga haray tartanka, kadibna si gacantaag ah ay ergada kalsooni ku siinayaan musharixii kursiga loo xiray.

    Kuraasta marmar loo codeeyo ayaa sidoo kale ah kuwa la sii ogyahay natiijada oo inteeda badan ku dhammaata natiijo isku mida oo musharaxa la wato uu ku helayo codad gaaraya 70 ilaa 90 ergada kursiga.

    Doorashada saddex kursi oo ka mida kuraasta Gobollada Waqooyi ee Somaiiland ayaa daqiiqado lagu soo soo saaray, kadib markii ay dhammaan tartanka isaga hareen musharixiinta loo yaqaan ‘Malxiiska’, waxaana natiijada ay noqotay sida soo socota:

    Kursiga HOP#226 waxaa kusoo baxday Maryan Maxamed Ciise oo loo qaaday codka kalsoonida ay ku heshay 95 cod, halka 3 qof ka aamuseen, kadib markii ay tartanka ka hartay Musharax Khadiija Cali Warsame oo la tartami lahayd.

    Kursiga HOP#218: waxaa kusoo baxay Dr. Maxamed Elmi Ibraahim oo cod gacantaag ah ku heay 92 ergay halka ay ka aamuseen 6 ergay, markii uu tartanka ka baxay Musharax Cabdiraxmaan Cismaan Xuseen oo la tartami lahaa.

    Kursiga HOP#270 waxaa kusoo baxay Cabdiwahaab Cabdi Cumar oo cod gacantaag ah loo qaaday ku helay dhammaan ergadii soo xaadirtay ee 97-da ahayd, markii uu tartanka isaga hartay musharax Muna Axmed Diiriye oo la tartami lahayd.

    Doorashada Somaliland Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWasiirkii hore ee Gaashaandhigga oo lagala baxay Hotel uu ka deganaa magaalada Baydhaba
    Next Article Abiy Ahmed oo Weerar ku qaaday Qaramada Midoobay iyo Golaheeda Amniga, kuna baaqay codka Afrika..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo