Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya oo si isku mida usoo dhoweeyay Heshiiska Sacuudiga iyo Qatar

    Dowladaha Turkiga iyo Soomaaliya oo si isku mida usoo dhoweeyay Heshiiska Sacuudiga iyo Qatar

    January 5, 2021Updated:January 5, 20212 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladdaha Turkiga iyo Soomaaliya ayaa soo dhoweeyay heshiiska ay gaareen dalalka Sacuudiga iyo Qatar ee keenay inay ku dhawaaqaan inay isu fureen xuduudaha Dhulka, Cirka iyo Badda, kadib in ka badan saddex sano oo xiriirkoodu xumaa.

    Dowladda Turkiga ayaa si weyn u soo dhoweysatay tallaabada lagu dhammeeyay khilaafka labada dal. Wasaaadda Arrimaha Dibadda Turkiga ayaa sheegtay in tallaabdan ay tahay mid muhiim ah oo hore loogu qaaday khilaafka soo socday ilaa sanadkii 2017.

    Waxaa warka lagu bogaadiyey dadaalka dhexdhexaadinta ee dalka Kuwait ka qaaday iyo dalalka kale ee arrintan ka qeyb qaatay. Turkiga ayaa qoraalkeeda ku sheegtay inay rajo ka qabto heshiis joogto ah oo waar in loo helo oo dhammaan la qaadir xayiraadda kale ee dalka Qatar lagu soo rogay.

    Dhinaca kale dowladda Soomaaliya ayaa dhowaysay bayaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Kuweyt ee ku saabsan miro-dhalka dadaallada dib u heshiisiinta Boqortooyada Sucuudiga iyo dowladda Qatar, sida lagu sheegay War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya.

    “Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay ku faraxsan tahay dadaallada Amiirka dalka Kuweyt Amiir Nawaaf Axmed Aljaabir iyo hoggaamintiisa wadahadallada lagu dhammeystirayo soocelinta xiriirka ka dhaxeeya labada dal iyo dad ee walaalaha ah iyo guud ahaan dalalka Khaliijka.” Ayaa lagu yiri  Qoraal ka soo baxay dowladda Soomaaliya.

    Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay in  mar walba  ay ka go’antahay  xoojinta xiriir diblomsiyadeed oo ku dhisan dhexdhexaadnimo, wax wadaqabsi iyo ilaalinta xasilloonida iyo madaxbannaanida dalalka dan-wadaagta ah.

    Warkan ka soo baxay dowladda Soomaaliya yaa ku soo beegmay saacado, kadib markii dalalka Sacuudi Carabiya iyo Qatar ku heshiiyeen in ay dib u furan xuduudkooda dhulka Badda iyo Hawada, kadib markii ay ka heshiiyeen khilaafkoodi.

    Qatar Saudi Somalia Turkey
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleShidaalka Soomaalida iyo Khatarta Xaraashka Maanta (Aqoonyahan Qoraal digniin ka qoray..)
    Next Article Alshabaab oo Caleemo saar u sameysay Suldaanka Beesha Jareer ee Gobollada Jubbooyinka (Sawirro)

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo