Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda iiraan oo hawada u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ay sameysatay

    Dowladda iiraan oo hawada u dirtay Dayax-gacmeedkeedii ay sameysatay

    July 28, 20172 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Iiraan ayaa sheegtay in ay ku guulaysatay tijaabada gantaala awood u leh in uu hawada u xanbaaro satellitka ,maalma uun ka dib markii ay Maraykanka ay Iiraan ku soo rogeen cunaqabatayn dhaqaale taasi oo la xiriirta barnaamijkeeda gantaalada balastikada.

    Gantaalkani ayaa laga riday saldhiga cusub ee lagu magacaabo Semnan oo ku yaala wuqooyiga Iiraan.

    Dowladda Maraykanka ayaa canbaaraysay tijaabadani cusub waxa ayna ku tilmaamtay fal daandaansi ah. Waa markii seddaxaad tan iyo 2009 oo ay Iiraan tijaabinayso gantaalada nooca satellitka oo lagu hagaajiyay gudha Iiran.

    Talafishinka qaranka ee Iiraan ayaa sheegay in gantaalkani uu hawada u diro karo 250 kiilo garaam oo satellite ah uuna gaari karo 500 kiilo mitir.

    Af-hayeen u hadlay wasaaradda arrimaha dibaddaMaraykanka Heather Nauert ayaa sheegay in haddii la xaqiijiyo ,ay tijaabadani noqon doonto mid jabisay qaraarkii golaha ammaanka ee qaramada midoobe.

    Dowlada Iiraan ayaa dhanka kale wacad ku martay in ay ka jawaabi doonto cunaqabatayntii ugu danbeysay ee ay Maraykanka ku soo rogeen.

    Cunaqabataynta Maraykanka ayaa waxa lala bartilmaameedsaday 18 shirkadood iyo shaqsyaad taageeray barnaamijka gantaalada balastikada ee Iiraan.

    Cunaqabataynta cusub ayaa timid maalin uun ka dib markii maamulka madaxwayne Trump ay sheegeen in ay Iiraan u hogaansamayso heshiiskii 2015 ee lagu xadidayay barnaamijkeeda hubka Niyukleerka.

    Caalamka Dayaxgacmeed Iiraan
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleGaari uu la socday Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland oo la qarxiyay & Wasiirka oo…
    Next Article New Permanent Representative of Somalia Presents Credentials

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo