Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»BREAKING NEWS»Dowladda Ingiriiska oo Farriin cusub u dirtay Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada (War cusub)

    Dowladda Ingiriiska oo Farriin cusub u dirtay Farmaajo iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada (War cusub)

    April 29, 2021Updated:April 29, 20212 Mins Read BREAKING NEWS
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Ingiriiska ayaa war cusub kasoo saartay xaaladda Soomaaliya ayaa ku baaqday in degdeg loo qabto Doorashadii, lagu laabto wadahadal degdeg ah.

    War kasoo baxay Dowladda UK aya lagu sheegay in si loo ilaaliyo nabadgelyada, xasilloonida iyo horumarka Soomaaliya, ay muhiim tahay in sida ugu dhakhsaha badan loo qabto doorashooyin ku dhisan is-afgarad iyo wadar ogol.

    “Boqortooyada Midowday (UK) waxay la socotaa go’aanka Madaxweyne Farmaajo ee ah inuu dib ugula laabto wadahadalka madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowlada Federaalka isagoo saldhigu yahay heshiiskoodii 17-kii Sebtember, kaasoo ah wadada kaliya ee ay ansixiyeen Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dhamaan Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Federaalka” ayaa lagu yiri Qoraalka dowldda Ingiriiska.

    UK waxay bogaadisay Ra’iisul Wasaare Rooble iyo madaxda Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka sidii ay u diideen muddo kordhinta. Waxayna ka dalbadeen madaxweynaha iyo madaxda dowlad goboleedyada xubnaha ka ah federaalka inay si degdega u bilaabaan wadahadalshuruud la’aan ah.

    Waxaa madaxda Soomaalida lagu booriyey inay la yimaaddaan iyagoo tanaasul lagama maarmaan ah iyo inay si daacadnimo leh uga gorgortamaan. “Waxaan si aad ah uga walaacsanahay ku guuldarraysiga in dhaqso loogu dhaqaaqo doorashooyinka ay horseedi karto amni darro weyn, Muqdisho iyo meelo kale, ayna la timaado cawaaqib xumo bani’aadamnimo” ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka.

    Rabshadaha ka dhacay Muqdisho aya barakiciyay tobanaan kun. Waxayna UK ugu baaqeysaa dhamaan ciidamada amaanka caasimada inay ka waantoobaan rabshadaha isla markaana ay ilaaliyaan xasiloonida.

    Doorashada Muddo kororsi Somalia Top UK
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleXOG: Yaa ka danbeeyay Go’aannadii ay Rooble, Qoorqoor iyo Guudlaawe uga hor yimaadeen Muddo kororsiga
    Next Article Sheekh Shariif: “Ra’iisal Wasaaraha iyo Maamul Goboleeyada waxay marxalad adag qaateen mowqif…”

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo