Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 26
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Caalamka»Dowladda Shiinaha oo Ergey Gaara usoo magacawday dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea

    Dowladda Shiinaha oo Ergey Gaara usoo magacawday dalalka Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea

    February 23, 2022Updated:February 23, 20222 Mins Read Caalamka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowlada Shiinaha ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay oo ay ergey gaara u magacawday Arrimaha Geeska Afrika oo ka mida meelaha xiisadaha colaaddaha ka taagan yihiin ee Afrika.

    Ergeyga cusub ee Shiinada u qaabilsan Geeska Afrika ayaa loo magacaabay Xue Bing, isagoo noqday ergeygii ugu horeeyay ee dalkiisa uga wakiil noqon doona dalalka Geeska Afrika Geeska Afrika.

    Wadamada Geeska Afrika oo ay colaaduhu ka jiraan sida Itoobiya, Eriteriya, Sudan iyo Soomaaliya ayaa ka mid ah wadamada uu ergeyga cusub ee Shiinaha ka howlgali doono

    Xue Bing ayaa hore u soo noqday safiirka Shiinaha u fadhiya dalka Papua New Guinea, wuxuuna khibrad u leeyahay ka shaqeynta Afrika, Ameerika iyo dalalka Oceania, sida ay shaacisy Wasaaradda Arrimaha Dibadda dalka Shiinaha.

    Shaqadiisu waxay noqon doontaa in uu ka shaqeeyo horumarinta qorshaha Dowladda Shiinaha ee Geeska Afrika oo ujeedkiisu yahay in lagu caawiyo wadamada gobolka “si ay u helaan xasillooni, horumar iyo barwaaqo mustaqbalka fog, sida uu sheegay afhayeenka wasaaradda arrimaha dibadda Shiinaha Wang Wenbin.

    Mid ka mid ah caqabadaha ugu waaweyn ee Ergeyga Shiinaha wajihi doono ayaa aj Dagaalka ka socda dalkaItoobiya, oo ah waddanka labaad ee ugu dadka badan Afrika iyo gobolka miisaanka culus ee martigeliya xarunta Midowga Afrika ee dhismo uu Shiinuhu dhisay.

    Danaha Shiinuhu ka leeyahay Geeska waxa ka mid ah saldhiga uu ku leeyahay dalka yar ee Djibouti, isaga oo isha ku haya marinka muhiimka ah ee maraakiibta caalamiga ah ee saliida bariga dhexe iyo badeecooyinka ka yimaada Aasiya u socdaalaan Yurub. Itoobiya oo aan bad lahayn waxay ku tiirsan tahay dekedda Jabuuti ganacsi.

    Gobolka ayaa sidoo kale waxaa halis ugu jira xasillooni darro ka jirta Koonfurta Suudaan, halkaas oo Shiinuhu uu ku leeyahay maalgashi shidaal oo badan, iyo qulqulka ka imanaya Soomaaliya oo keenay weeraro lagu hoobtay oo ka dhacay dalka deriska la ah ee Kenya, halkaas oo Shiinuhu uu ka dhisayo mashaariic la taaban karo oo kaabayaasha dhaqaalaha ah.

    China Somalia Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous Article40 ka mida Culimada Magaalada Hargeysa oo Bayaan kasoo saaray Dilka Sheekh C/naasir Xaaji
    Next Article Faahfaahin: Qaraxyo gilgilay Saldhig ay Duleedka Balcad ku leeyihiin Ciidamada AMISOM

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo