Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Dowladda Somalia oo lagu cadaadinayo inay qaadato Soomaali ku xayiran dalka Turkiga & Cabsi laga qabo..

    Dowladda Somalia oo lagu cadaadinayo inay qaadato Soomaali ku xayiran dalka Turkiga & Cabsi laga qabo..

    April 21, 2020Updated:April 21, 20202 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Dowladda Turkiga ayaa ku cadaadineysa xukuumadda Soomaaliya inay qaadato dad Soomaaiyeed oo ku xayiran dalka Garoomada dalka Turkiga.

    Arrintan ayaa waxaa xalay shir Khadka Internet-ka ah ka yeeshay Guddiga uu guddoomiyaha u yahay Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ee qaabilsan Arrimaha ka hortagga Coronavirus; iyadoo aan la shaacin natiijadii kasoo baxday, waxaana laga cabsi laga qabaa in dadkaasi qaarkood ay qabi karaan cudurka Coronavirus.

    Soomaalida ku xayiran dalka Turkiga ayaa la sheegay inay ku dhow yihiin 300 qof oo ah dad kala duwan oo isugu dad caafimaad u joogay, qaar arrimo kale u tegay, iyo qaar kale oo qurbe-joog ah oo ku xayirmay Turkiga markii dalalkii ay ku sii jeedeen ay xirteen garoomadooda.

    Dowladda Turkiga ayaa hore xaalad adag ugala kulantay sidii dalka Aljeeriya ay ugu celin lahayd 1000 qof oo dalkaasi u dhashay oo ku xayirnaa Garoomada Diyaaradaha Turkiga, markii dowladda Aljeria ay diiday inay dadkaasi qaabisho.

    Sidoo kale dowladda Turkiga ayaa Sacuudiga ku eedeysay in dadkii kasoo laabtay Cumrada Bishii Maarso aysan warbixin fiican ka siinin, iyadoo qaarkood laga helay Coronavirus.

    Dowladda Soomaaliya oo cadaadis badan heysto isla markaana ku qasban inay dadkeeda dibadda ku xayiran qaadato ayaa haddana laga rabaa inay diyaariso goob lagu karaantiilo si aan dadka caadiga ah loogu sii dhex deynin.

    Somali Turkey xukuumadda
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleWadooyinka Muqdisho oo la bilaabay in la buufiyo si looga nadiifiyo Cudurka Coronavirus
    Next Article Guddoomiyaha Hiiraan oo jawaab & hanjabaad culus u diray Madaxweynaha Puntland, kadib hadalkii kasoo yeeray..

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo