Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Thursday, June 4
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Federaalka»Dowladda Soomaaliya oo sii deysay Ma-gefayaashii laga soo qabtay Koonfurta Suudaan [Akhriso Fadeexadan]

    Dowladda Soomaaliya oo sii deysay Ma-gefayaashii laga soo qabtay Koonfurta Suudaan [Akhriso Fadeexadan]

    August 15, 20172 Mins Read Federaalka
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Saddex magafe  oo dadka Soomaalida ah si muqalasnimo ah ugu tahriibin jiray dalalka Uganda, Labada Suudaan iyo Libya, lacagna ka qaadan jiray oo ay qabteen ciidamada Koonfurta Suudaan, loona soo gacan geliyay dowladda federaalka ah ayaa  xabsiga laga sii daayey.

    Qoraallo la healy ayaa waxaa ku cad in 4 Soomaali ah ay xireen booliiska Koonfurta Suudaan kadib markii lagu helay arrimaha tahriibinta dadka, dhalinyaradaasi waxaa loo soo gacan geliyay dowladda Soomaaliya si loogu maxkamadeeyo gudaha dalka, laakin ilo ku dhaw garsoorka dalka ayaa xaqiijiyay in dadkaasi xabsiga laga sii daayey kadib markii la waayey cid soo dacweyso.

    Barua

    Mid ka mid ah warqadaha aan helney waxaa ku qornaa: “ Booliiska Koonfurta Suudaan waxaa uu halkan ku soo gudbinayaa eedeysanayaal 3 ah, kuwaas oo lagu helay iyaga oo tahriibinaya wiil aan qaan-gaarin oo 14 jir ah oo lagu magacaabo  Cabdiraxmaan Xasan Cilmi, waxaa ay wiilkan ka soo wadeen Kaam ku yaallo dalka Uganda, iyaga oo ku safriyay Koonfurta Suudaan ayaa lagu qabtay magaalo ku taallo xadka  dalkaasi la wadaago Suudaan”.

    Lt.Gen. James Pui Yak Yiel waxaa uu dhiggiisa Soomaaliya u sheegay in wiilkii yaraa la badbaadiyay laguna celiyay dalka Uganda halkaasi uu dib ula midoobey waalidkiisa

    Saddexda qof ee booliiska Koonfurta Suudaan u soo gacan geliyeen Soomaalida waxaa lagu sheegay magacyadooda: Caydarus Cabdullahi Nahar (Dhashay May 5, 1992), Cabdirahman Mohamud Socdaal (Dhashay  March 1, 1989) iyo Liban Cabdullahi Xussein (Dhashay  January 1, 1992), 3-dan oo labo kale oo Muqdisho la keenay, waa la sii daayey, kadib markii la waayey cid soo dacweyso.

    Dadkan lagu qabtay iyaga oo dadka tahriibinaya, waxaa ku cad warqadaha aan helnay in la keenay  goobahan: July 15, 2017 Juba,  duulimaad number  540,  Duulimaadka  5H0724- 1634Hrs iyo Nairobi  1810Hrs, waxaa la soo saaray diyaaradda African Express duulimaad  number XU0523 oo ka soo duushay  Nairobi 0800Hrs timidna Muqdisho 0930Hrs.

    Dadka Koonfurta Suudaan lagu qabray, Soomaaliya loo soo gacan geliyay isla markaana la sii daayey waxaa ka mid aha Cabdulkadir Cumar Cabdulle oo dhashay November 24, 1992, waxaa dalka la keenay July 3, 2017, waxaana loo sii daayey sida kooxda kale, oo wax soo dacweeyo ayaa la waayey.

    Dadkan ay Soomaalida u taqaano magafeyaasha ee hadda xabsiga laga sii daayey, waxaa ay dhiirigelineysaa in shaqadii ay dib ugu noqdaan, koox cusubna ku soo biiraan ciqaab la’aanta darteed, waxaa kale oo hal bacaad lagu lisay noqdey dadaalkii dowladda Koonfurta Suudaan iyo Safaaradda Soomaalida ee Koonfurta Suudaan.

    Isha: Goobjoog News

    FADEEXAD Koonfurta Suudaan Ma-gafe South Sudan Tahriib
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Xaaladda Sheekh Mukhtaar Roobow [Akhriso]
    Next Article Hay’adda Caalamiga ah ee HRW oo ku baaqday in la baaro dembiyadii uu galay Sheekh Roobow [Akhriso]

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo