Browsing: Ganacsiga
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in heshiis laga gaaray murankii ka dhashay canshuurta ee dowladda Federaalka iyo Ganacstada…
Markab weyn oo nooca xamuulka ah ayaa qarka u saaran inuu ku caariyo Badda kadib markii uu kusoo xiran waayay…
Dekadda magaalada Muqdisho oo ah tan ugu ballaaran ee dalka Somalia kana soo gegaan badeecadaha inta badan ee gobolada dalka ayaa waxaa…
Qiimaha lagu sarifo doolarka Mareykanka ayaa hoos u dhac weyn laga dareemay saacdihii ugu danbeeyay suuqyada Muqdisho marka loo eego…
Qaar ka mida macaamiisha heysta telefoonada shirka Hormuud ee ugu weyn shirkadaha Isgaasiinta Soomaaliya ayaa cilad yaab leh soo wajahday maalmihii…
Midowgii Shirkadaha diyaaradaha Soomaalida ugu caansan ee Daallo Airlines iyo Jubba Airways ayaa soo gabagaboobay kadib 2sanadood oo ay ku…
Dowladda Sacuudig ayaa si kumeelgaar ah u joojisay dhoofinta xoolaha uga yimaada dalka Soomaaliya.
25 diyaaradoo oo dhammaantood qaad sida ayaa maanta oo Khamiis ah ka soo degay Garoonka diyaaradaha Muqdisho iyo garoomada kale…
Dowladda Soomaaliya ayaa ogolaatay inay xayiraadda ka qaado duulimaadyada Qaadka ee imaan jiray Soomaaliya oo ay hakisay horaantii bishan.
Shirkadda Korontada ugu weyn magaalada Muqdisho iyo Koonfurta Soomaaliya ayaa qiime dhimis ku sameysay khidmada Korontada ee hore looga qaadi…
Waxaa soo baxay maanta warar ku saabsan in dowladda Kenya ay xirtay isla markaana shatigii kala noqotay Shirkadda Xawaaladda Dahabshiil.
Xayiraadii dowladda Soomaaliya ku soo rogtay Qaadka ka yimaada dalka Kenya ayaa xaalad kacsan iyo qalalaase ka dhalisay dalkaasi.
Dowladda Soomaaliya ayaa joojisay Qaadka la keeno Soomaaliya sida uu saxaafadda u sheegay wasiirka Duulista iyo Gaadiidka Hawada Axmed Jaamac…
Suuq casri ah oo wax waliba u dhan yihiin,, noociisuna ku cusub yahay Muqdisho (Muqdisho Mall) ayaa si rasmi ah looga…
Soomaaliya ayaa markii ugu horreysay xoolo nool u dhoofisay dalka Masar, kadib heshiis magaalada Qaahir ka dhacay Bishii Ogost ee…
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si degdeg uga hor yimid tallaabadii Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale oo dhowaan shaaciyay inuu…
Masuuliin Soomaali iyo Masaari ah ayaa isla gaaray Heshiis is-af garad ah oo lagu dhisayo shirkad ay leeyihiin Soomaalida iyo…
Wasaaradda Ganacsiga dowladd Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay ogeysiis ku socda Shirkadaha dalka keena badeecooyinka siiba kuwa fadhigoodu yahay Bariga Dhexe…
Waxaa markii ugu horeysay saxaafadda la hadlay Maareeyaha amniga ee shirkadda FAVORI ninka lagu magacaabi Hakan Aydin faahfaahin ka bixiyay…
Howlihii Isgaarsiineed iyo lacag diris ee Shirkadda Hormuud ayaa gabi ahaan laga joojiyay degaanada ay ka taliso Xarakada Alshabaab kadib…
