Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Faahfaahin ku saabsan kulan xasaasi ah oo dhex maray Xasan Sheekh iyo Guddoonka Baarlamaanka

    Faahfaahin ku saabsan kulan xasaasi ah oo dhex maray Xasan Sheekh iyo Guddoonka Baarlamaanka

    September 2, 20152 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Guddoonka Baarlamaanka
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    [button link=”” icon=”fa-star” side=”left” target=”” color=”b70900″ textcolor=”ffffff”]Prof. Jawaari & Jeylaani waxay doonayaan in Mooshinka madaxweynaha loo gudbiyo Maxkamadda sare[/button]

    Faahfaahin ayaa kasoo baxaysa kulan adag oo xalay dhex maray guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya iyo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, iyadoo kulankaasi weyn looga dooday mustaqbalka Mooshinka laga keenay madaxweynaha iyo sida laga yeelayo.

    ????????????????????????????????????
    Prof. Jawaaari iyo Mahad Cabdalla

    Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof.  Jawaari ayaa codsaday inuu xiriir la sameeyo Maxkamadda sare si mooshinka arrintiisa loo galo, balse waxaa arrintaasi si weyn uga hor yimid Madaxweyne Xasan Sheekh, waxayna doodii isu bedeshay in wax la iska weydiiyo mooshinka kadib iyo hiigsiga cusub wax laga yeelayo.

    Guddoomiye ku xigeenka labaad Mahad Cabdalla Cawad ayaa madaxweynaha ka dalbaday inuu caddeeyo sida loo wajahayo hiigsiga cusub kadib 2016 iyo qaabka uu doonayo in looga gudbo, laakiin madaxweynaha ayaa la sheegay inuu ku adkeystay inay u siman yihiin arrintaasi oo ay ka wadahadali doonaan marka mooshinka meel la iska dhigo.

    Gorgortanka ku saabsan 2016-ka ayaa caqabadda ugu weyn ee Mooshinka iyadoo lagu tuhunsan yahay in madaxweyne Xasan Sheekh oo keligiis wato qorshe uu doonayo inuu talada ku soo laabto halka Baarlamaanka ay uga eg tahay 2016. Waxaana Baarlamaanka intiisa badan ay doonayaan inay muddo kordhis 1 ilaa 2 sano ah loo sameeyo.

    Kulankii adkee ee guddoonka Baarlamaanka iyo madaxweynaha xalay dhex maray ayaan lagu gaarin wax heshiis ah, waxaana xogta aanu heleyno ay sheegaysaa in Guddoomiye Jawaari iyo kuxigeenka labaad Mahad Cabdalla Cawad ay qorsheynayaan inay mooshinka u gudbiyaan Maxkamadda sare.

    Kulan dhex maray xildhibaanada taageersan madaxweynaha iyo guddoonka Baarlamaanka ayaa goor dhoweyd ku soo dhamaaday iyadoo aan go’aan ah arrintan laga gaarin laakiin wararka ku dhowdhow gudoonka ayaa sheegaya inuu culeys ka haysto dhinacyo kala duwan oo aanay sii heyn karin mooshinka madaxweynaha.

    Wadani.com

    [ad name=”HTML-1″]

    Gudoonka Baarlamaanka Maxkamadda sare Mooshinka madaxweynaha
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleQoraal Qarsoodi ah: AMISOM oo qasaare 100 askari ah ka soo gaaray weerarkii Janaale
    Next Article DEGDEG: Gudoonka Barlamanka oo beeniyay inay gudbiyeen Mooshinka Madaxweynaha, laakin…

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo