Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 28
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Faahfaahin Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho & saxafiyiin si la yaab leh uga badbaaday

    Faahfaahin Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho & saxafiyiin si la yaab leh uga badbaaday

    January 2, 2016Updated:January 2, 20162 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Qarixii is-miidaaminta ahaa ee saaka lagu qaaday Baarka Village ee ku dhow guriga Hooyooyinka degmada Xamar Weyne ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo faahfaahin ku saabsan qasaaraha ka dhashay.

    Waxaa xusid mudan in qaraxa uu geystay qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa oo dhex fariistay baarka dhexdiisa, kadibna dadkii ku sugnaa Baarka ay ka shakiyeen. Saxafiyiinta qaarkood ayay u suuragashay inay Baarka degdeg uga baxaan baarkaasi.

    Qofkii is miidaamiyay ayaa is qarxiyay waxayna goobtu noqotay meel uuro iyo holac ka dhashay, iyadoo isla markiiba ay ku dhinteen laba ruux, waxaana dhaawaca ilaa hadda uu gaarayaa 5 ruux.

    Sida ay sheegeen saxafiyiin Baarka Village ku sugnaa waxaa weerarkan loogu talogalay in lagu laayo tirada ugu badan saxafiyiinta halkaas ku sugneyd, waana weerarkiil labaad ee noociisa ah oo isla Baarkan lagu qaado iyadoo qarixii hore lagu dilay 3 saxafi 5 kalena lagu dhaawacay.

    Hay’adda NISA ayaa war ay soo dhigtay Twitter-ka waxay ku sheegtay in hal qof oo kaliya uu dhintay, qasaaruhuna aad u yar yahay.

    In khasaaraha yaraado waxaa sabab u ahaa iyadoo digniin laga bixiyay gaari banaanka la soo dhigay oo la waayay lahayd, waxaana ka danbeeyya qof laga shakiyay oo dhex fariistay saxafiyiinta, taasoo keentay in saxafiyiintii goobta ku sugneyd ay ka tagaan goobta, wuxuuna markii dambe is qarxiyay ninkaasi.

    Wadani.com

    Qarax Qarax is miidaamin The Village Top
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleDhageyso: Madoobe Nuunow oo xil cusub looga magacaabay maamulka Koonfur Galbeed
    Next Article DAAWO: Sacuudiga oo lagu toogtay 47 qof lagu eedeeyay argagixiso

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo