Tuesday, May 13, 2025

FAAHFAAHIN & SAWIRO: Weerarkii Al-shabaab saaka ku qaaday degmada Shibis

Weerarkii saaka aroortii kooxda Alshabaab ka fuliyeen degmada Shibis ee Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin kasoo baxday iyadoo la dilay dhammaan saddex ruux oo ku lug lahaa oo midkood uu ahaa qofkii is qarxiyay ee gaariga waday iyo laba kale oo weerar ahaa.

qarax

Ciidamada hay’adda Nabad Sugidda ayaa la sheegay inay ka hortageen kooxda weerarka soo qaaday ayna fashiliyeen weerarkaasi. Waxaa lasoo bandhigay meydadka labada qof ee weerarka ahaa iyo burburka qofkii kale oo watay gaari noociisu yahay NOAH.

Ad

Guddoomiyha degmada Shibis Axmed Muumin Maxamed oo goobta kula hadlay saxaafada ayaa sheegay in ciidammada ammaanka ay fashiliyeen weerarkaas oo uu ku sheegay in uu ahaa mid ay doonayeen inay ku dhibaateeyaan dadka sooman. Afhayeenka wasaaradda Amniga  Gudaha Maxamed Yuusuf Cismaan ayaa isna Sheegay in kooxda Alshabab weerarkooda la fashiliyay.

vlcsnap-2015-06-21-09h47m08s85

vlcsnap-2015-06-21-09h47m23s236

- Advertisement -

vlcsnap-2015-06-21-09h48m09s184

 

[ad name=”HTML-1″]

[ad name=”HTML-6″]

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON