Wadani.com waxay halkan idinku soo gudbineysaa sida Golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya loo magacaabay iyo sida ay mas’uuliyiinta kala duwan u kala keensadeen shaqsiyaadka ka midka ah Golaha wasiirada cusub ee uu 12-kii bishan soo magacaabay Ra’iisal wasaare Cumar C/rashiid,
Liiska magacyada xubnaha golaha wasiirada ee magacaaban iyo sida loo kala keensaday kaga bogo shaxda hoose ee Wadani.com idin soo diyaarisay:
Xukuumadan oo mucaaradnimo xoog leh ay hareysay, ayaa maalinta berito ah la filayaa inay la horgeeyo Baarlamaanka oo codka kalsoonida loo qaado, waxaana saadaashu tahay inay weyso codkaasi ama ay sigato, iyadoo sababtu ka muuqato shaxdan oo caddeyneysa in lagu soo xulay qaab aan miisaaneyn oo kooxda madaxweynaha ku takri fashay.
Wadani.com
Muqdisho
[ad name=”HTML”]