Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Friday, June 27
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Banaadir»Fahad Yaasiin oo Jawaab Shuruud ku xiran u diray Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Qorshaha uu damacsan…

    Fahad Yaasiin oo Jawaab Shuruud ku xiran u diray Ra’iisal Wasaare Rooble iyo Qorshaha uu damacsan…

    September 5, 2021Updated:September 5, 20212 Mins Read Banaadir
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Taliyaha Hay’adda Nabad-Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Fahad Yaasin Xaaji Dahir ayaa jawaab ay shuruud ku xiran tahay u diray Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble.

    Qoraal jawaab ahaa oo Fahad Yaasiin u diray Rooble ayuu ku dalbaday in si uu warbixin uga bixiyo Kiiska Ikraan Tahliil Faarax uu doonayo inay kulan isugu yimaadaan Golaha Amniga Qaranka oo ay ka mid yihiin madaxweynaha xilka ka dhammaaday, taliyeyaasha ciidamada iyo Wasiirada Amniga, Gaashaandhigga iyo arrimaha gudaha.

    Fahad Yaasiin ayaa qoraalkiisa ku yiri “Anigoo fulinayna amarkaaga, maankana ku hayna xasaasiyadda kiiska Sarkaal Ikraan Taliil oo noqotay mid heer Qaran, gudanayna waajibka naga saaran amniga qaranka, fahansanna in dhacdadaan ay si toosa iyo si dadban u khuseyso xafiisyo iyo hay’ado kale duwan oo dowladda ka wada tirsan, xaqna u leh inay ogaadaan xaqiiqda dhacdadaan iyo xogta ay xambaarsan tahay warbixitaan aad naga dalbatay, ayaan waxaan si sharaf leh kaaga codsanaynaa in aan warbixintaan ka horjeedino golaha Amniga Qaranka oo wada dhan, oo ay xubno ka yihiin hay’addaha iyo xafiisyada ay arrintan khuseyso”

    Fahad Yaasiin ayaa qoraalkiisa sii raaciyay: “Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranku waxay codsi rasmi ah u dirtay madaxweynaha Jamhuuriga Federaalka Soomaaliya inuu fursad noo siiyo qabsoomidda shirka Golaha Amniga Qaranka, maadaama uu yahay guddoomiyaha Golaha Amniga Qaranka, iyo Taliyaha Ciidamada Qalabbka Sida.”

    Jawaabta uu Fahad yaasiin bixiyey ee uu uga hortegayo amarkii Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee soo baxay shaley oo ahaa inuu 48 saac ku keeno warbixin dhameystiran oo ku saabsan dilkii Ikraam Tahliil ayaa loo arkaa mid uu doonayo inuu mas’uuliyadda uga wareejiyo Ra’iisal wasaaraha, kuna kasbado waqtiga.

    Guddiga Amniga Qaranka ayaan muddo sanad ku dhow wax shir ah isugu imaan, waana guddi howlgab noqday mar hore, waxayna arrintan mar kale iska hor keeneysaa Ra’iisal wasaaraha iyo Agaasimaha NISA.

    Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Fahad Yaasiin ayaa la sheegay inay arrintan ka wadahadleen oo meel uga soo wada jeedaan tallaabooyinka la filayo inuu qaado Rooble.

    Fahad Yaasiin Kiiska Ikraan Tahliil NISA Rooble
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleRasaas ka dhacday Madaxtooyada Dalka Guinea iyo xaalada madaxweynihii 83 sano jirka ahaa…
    Next Article Akhriso: Qorshaha uu Fahad Yaasiin u degay Rooble iyo Sida uu Farmaajo u soo geliyay Kiiska Ikraan Tahliil

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo