Close Menu
Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Saturday, June 6
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Facebook X (Twitter) Instagram
    • Somali News
      • Banaadir
      • Galmudug
      • Hirshabelle
      • Jubaland
      • K/Galbeed
      • Puntland
      • Somaliland
    • Xog cusub
      • Federaalka
      • Baarlamaanka
      • Madaxtooyada
      • Xukuumadda
    • Federaalka
    • Caalamka
    • Dhaqaalaha
    • Qormooyinka
    • Xulashada
    Wadani.com: Somali News, Somalia news Analysis.
    Home»Somali»Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta miyey ka heshiiyeen dacwadii Badda..? [Akhriso Qodob shaki abuuray]

    Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta miyey ka heshiiyeen dacwadii Badda..? [Akhriso Qodob shaki abuuray]

    March 23, 2017Updated:March 23, 20172 Mins Read Somali
    Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email

    Kadib wahadalkii Guriga madaxtooyada magaalada Niarobi ku dhex maray madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya iyo shirkii jaraa’id ee ka danbeeyay waxaa soo baxaya arrimo kale oo ay ka wahadaleen labada hogaamiye.

    Qodobka ugu muhiimsan ee kulankii labada dhinac ee sida weyn loo hadal hayo ayaa noqday dib u bilaabidda duulimaadyadii rayidkaaha ee Muqdisho iyo Nairobi oo hore labada dowladood ugu heshiiyeen fulintiisana loo qabtay laba guddi inay go’aan uga gaaraan muddo laba toddobaad ah.

    Muranka xuduudka Badda ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa ahaa qodobka adag ee labada dal hor yaalla oo gaaray inay labada dal iska dacweeyeen Maxkamadda Cadaaladda Adduunka (ICJ).

    Qodobkan ayaa labada hogaamiye ay ku qabsanaayeen inay isla soo qaadeen, iyadoo labada madaxweyne ee Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Uhuru Kenyatta ay kulan gaara wada qaateen maanta.

    Arrinta shakiga dhalisay ayaa noqotay mid ka mida qoraallo uu madaxweyne Uhuru Kenyatta soo dhigay bartiisa twitter-ka kaasoo u qornaa sidatan:

    “Wadahalladeena waxay ku wareegeen arrimaha ammaanka, ganacsiga iyo maalgashiga, duulimaadyada rayidka, beeraha iyo qeybsiga kheyraadka iyo horumarinta…”

    President Uhuru Kenyatta said Kenya and Somalia have agreed to revitalize their engagement in all areas of mutual interests within the context of a reactivated joint commission of cooperation.

    Lama oga kheyraadka ka dhaxeeya Kenya iyo Soomaaliya oo ay qeybsanayaan haddii aanay arrintu ku saabsaneyn damaca ay Kenya ku dooneyso in lagu siiyo qeyb ka mida Badda Soomaaliya oo dacwadeedu taagan tahay.

    Mowqifka ay dowladda Farmaajo ka qaadan doonto arrinta dacwadda xuduudka badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa horeba shaki ku jiray iyadoo Ra’iisal wasaare Kheyrre la ogyahay inuu hore ugu lug lahaa shirkadaha baaritaanka shidaalka ee Soomaaliya.

    Wadani.com

    Farmajo Hague Kenya-Somaliya President Uhuru Kenyatta Top Uhuru Kenyatta
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email
    Previous ArticleItoobiya oo mashaariic horumarineed ka fulineysa Puntland [Rumeyso ama ha-Rumeysan]
    Next Article SAWIRRO: Mareyanka oo Gaadiid casri ah siiyay ciidamada AMISOM ee Muqdisho ka howlgala

    Related Posts

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Dowladda Somaliya iyo Mareykanka oo duqeyn culus ka fuliyay duleedka Kismaayo

    May 28, 2025

    WARARKII MAANTA

    Senator Cabdi Qeybdiid oo weerar culus ku qaaday Madaxweyne Xasan Sheekh

    May 28, 2025

    Soomaaliya oo halis ugu jirta inay Malaayiin dollar ku lumiso khilaafka Puntland iyo DFS

    May 28, 2025

    Maraykanka oo hoos u dhigay taageeradii Ciidanka Danab iyo xaalad adag oo heysata

    May 28, 2025

    Shirkii Mucaaradka oo furmay iyo Sheekh Shariif oo hoggaaminta la wareegay (Sawirro)

    May 28, 2025

    Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay duqeymo Mareykanku kaa fuliyay Jubbada Hoose

    May 28, 2025

    Wadani Online aims to establish itself as a progressive media outlet capable of competing with both regional and international counterparts.
    The primary objective behind the inception of Wadani.com is to create a platform that specializes in investigative journalism, thereby enhancing the quality and depth of media coverage.

    • Facebook
    • Twitter

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Wadani.com .
    • About Wadani
    • Hiraalkeena
    • Baahinteena
    • Contact Us

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.

    This website uses cookies to process personal data. You may accept or manage your choices by clicking below, including your right to object where legitimate interest is used, or at any time on the privacy policy page. Accept Read More
    Privacy & Cookies Policy

    Privacy Overview

    This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
    Necessary
    Always Enabled
    Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
    Functional
    Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
    Performance
    Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
    Analytics
    Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
    Advertisement
    Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.
    Others
    Other uncategorized cookies are those that are being analyzed and have not been classified into a category as yet.
    SAVE & ACCEPT
    Powered by CookieYes Logo